Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Maxaa ka jira in ciidamo dheeraad ah laga dejiyay Dhuusamareeb?

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xaaladda guud ee deegaannada dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ah mid deggan, xilli saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay warar la xiriira dhaq-dhaqaaqyo amni iyo ciidan oo la geeyay caasimadda maamulkaasi ee Dhuusamareeb. Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay inaysan jirin ciidamo dheeraad ah oo gaaray […] The po

SO
Maxaa ka jira in ciidamo dheeraad ah laga dejiyay Dhuusamareeb?
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Xaaladda guud ee deegaannada dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ah mid deggan, xilli saacadihii lasoo dhaafay la isla dhex marayay warar la xiriira dhaq-dhaqaaqyo amni iyo ciidan oo la geeyay caasimadda maamulkaasi ee Dhuusamareeb.

Ilo xog-ogaal ah oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay inaysan jirin ciidamo dheeraad ah oo gaaray magaalada, isla markaana xaaladda amni ay tahay mid deggan.

Ilo-wareedyadu waxay sheegeen in ammaanka magaalada ay si caadi ah u sugayaan hay’adaha amniga ee heer federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Dhuusamareeb ayaa tilmaamaya in magaalada aysan ka jirin wax xiisad amni ah, iyadoo sidoo kale halkaasi uu ku sugan yahay madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), oo weli sii wada howlihiisa maamulka.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralciidamodheeraaddhuusamareeb
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.