Maxaa ka jira in Lafta-gareen uu ku biiray xisbiga Haybad Qaran?
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa beeniyay inuu ku biiray mid kamid ah ururrada siyaasadda dalka, gaar ahaan Midowga Haybad-Qaran oo ay isugu tageen siyaasiyiin jilib culus ah, uuna u sharraxan yahay Ra’iisul wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Lafta-gareen oo weli ku

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa beeniyay inuu ku biiray xisbiga Haybad Qaran.
Maxaa la shaaciyey
- Lafta-gareen wuxuu si cad u beeniyay wararka sheegaya in uu ku biiray urur siyaasadeed.
- Wuxuu ku adkeeyay in uu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Lafta-gareen ayaa shacabka iyo warbaahinta ku booriyay inay ka taxadaraan faafinta wararka been abuurka ah.
Macnaha guud
Wararka la faafiyay ayaa sheegaya in Lafta-gareen uu ku biiray xisbiga Haybad Qaran, taasoo uu si cad u beeniyay.
““Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) wuxuu si adag u beeninayaa wararka lagu faafinayo baraha bulshada.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan xaqiiqda ka dambeysa wararka siyaasadeed ee la faafinayo.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa beeniyay inuu ku biiray mid kamid ah ururrada siyaasadda dalka, gaar ahaan Midowga Haybad-Qaran oo ay isugu tageen siyaasiyiin jilib culus ah, uuna u sharraxan yahay Ra’iisul wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Lafta-gareen oo weli ku doodayo inuu yahay Madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si cad u beeniyay inuu ku biiray ururro siyaasadeed, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka lagu baahiyay baraha bulshada.
“Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) wuxuu si adag u beeninayaa wararka lagu faafinayo baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkood ee sheegaya in Madaxweynaha uu ku biiray ururro siyaasadeed oo ka jira Soomaaliya,” ayuu yiri Cabdicasiis Laftagareen.
Waxaa kale oo uu intaas kusii daray “Sidoo kale Madaxweynaha wuxuu mabda’ ahaan aaminsan yahay muhiimadda wada-shaqeynta si loo xaqiijiyo nabadda, xasilloonida, dib u heshiisiinta iyo horumarka dalka”.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan