Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Maxaa ka soo baxay shirkii Xalane?

Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

SO
Maxaa ka soo baxay shirkii Xalane?
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Shirkii Xalane ee Muqdisho ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka, iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in doorasho qof iyo cod ah la qaban doono.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod ah la qaban doono.
  2. Golaha Mustaqbalka ayaa ku adkeeyay in dastuurka la raaco kii 2012-ka.
  3. Kulanka ayaa lagu ballamay in la qabto kulan kale berri si loo xalliyo khilaafaadka.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod u tahay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni +1
Xarunta Xalane, Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed ayaa muhiim u ah in ay ogaadaan horumarka doorashooyinka iyo dastuurka dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

kulanka oo ay garwadeen ka ahayd Beesha Caalamka waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka. Golaha Mustaqbalka ayaa sheegay in ay waajib tahay in dastuurku yahay kii la isku raacsanaa ee 2012-ka, doorashadana ay tahay in nooceeda hadda laga heshiiyo iyo sida loo qabanayo.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod u tahay, ayna is diiwaangeliyaan oo tartanka galaan, isaguna ka shaqeynayo doorashooyin toos ah oo uu ka soo qabtay gobolka Banaadir iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Labada dhinac ayaa isku fahmi waayay labada doodood ee dastuurka iyo doorashooyinka, taas oo keentay in lagu ballamo kulan kale oo berri dhacaya.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxalanemaxaashirkii
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.