Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Maxaa xiligaan ku soo aadiyay safarka Saciid Deni ee Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya?

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa u dhoofay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya oo xiriir xoogan kala dhaxeeyo maamulkiisa, waxaana la sheegay in Safarkaan uu ahaa mid aan la shaacin. Saciid Deni ayaa oo shalay gelinkii danbe ka baxay Garoowe ayaa lagu soo waramayaa in uu gaaray magaalada Addis […] The post Maxaa xiligaan ku

SO
Maxaa xiligaan ku soo aadiyay safarka Saciid Deni ee Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya?
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa u dhoofay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya oo xiriir xoogan kala dhaxeeyo maamulkiisa, waxaana la sheegay in Safarkaan uu ahaa mid aan la shaacin.

Saciid Deni ayaa oo shalay gelinkii danbe ka baxay Garoowe ayaa lagu soo waramayaa in uu gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya, halkaasi oo uu shirar kula yeelan doono mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Addis Ababa.

Waxaa kaloo la xaqiijiyay in lugta labaad ee safarkiisa inuu ku tegi doono magaalada Abuu Dhabi ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta halkaasi oo sidoo kale kula shiri doono mas’uuliyiin ka socoto Imaaraadka.

Sida ay ku warameen illo ku dhow dhow Saciid Deni ayaa sheegay in safarka deg dega ah ee loogu yeeray inuu la xiriiro arrimo siyaasadeed iyo wadatashiyo ku saabsan marxalada kala guurka ee Soomaaliya gashay.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralitoobiyasoosaciid
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.