Midowga Afrika oo soo diraya ciidamo la gaynayo Koonfur Galbeed + Ujeedka
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiUrurka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynayo inuu ciidamo cusub u soo dirayo Koonfur Galbeed Soomaaliya si ay u beddelaan ciidamada Uganda ee haatan baxaya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu wadaa inay beddalaan ciidamada Uganda oo haatan bilaabay inay si tartiib tartiib ah uga baxaan gudaha Soomaaliya, si ugu dambayn dhammaadka sannadka soo socda 2027 ay u dhammaystiraan qorshaha bixitaankooda, sida uu sheegay Afhayeenka kumeel gaarka ah ee Ciidankaas, Col Chris Magezi.
- Warqad ay aragtay Caasimada Online, isla markaana howlgalka Midowga Afrika uu u diray xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta ee imaanaya ay la wareegi doonaan afar saldhig oo ku yaalla deegaanno muhiim u ah difaaca magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay hadda baneynayaan ciidamada dowladda Uganda.
- Sidoo kale ciidamada cusub ee howlgalka Midowga Afrika usoo dirayo Soomaaliya ayaa si gaar ah uga howlgali doono gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay ka faa’iideystaan firaaq amni oo ka dhasha bixintaan ciidamada Uganda.
- Ciidamadan oo qaarkood hadda baxay ayaa waxa ay qayb ka ahaayeen mas’uuliyadda amniga degmooyinka Baraawe, Marka, Buulo Mareer, Janaale, Qoryooley iyo kuwo kale oo dhaca gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga gaarka ah ee la qorsheynayo in ciidamadu yimaadaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynayo inuu ciidamo cusub u soo dirayo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu wadaa inay beddalaan ciidamada Uganda oo haatan bilaabay inay si tartiib tartiib ah uga baxaan gudaha Soomaaliya.
- Sidoo kale ciidamada cusub ee howlgalka Midowga Afrika usoo dirayo Soomaaliya ayaa si gaar ah uga howlgali doono gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay ka faa’iideystaan firaaq amni oo ka dhasha b
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Addis Ababa (Caasimada Online) – Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynayo inuu ciidamo cusub u soo dirayo gudaha Soomaaliya, kuwaas oo la gayn doono deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu wadaa inay beddalaan ciidamada Uganda oo haatan bilaabay inay si tartiib tartiib ah uga baxaan gudaha Soomaaliya, si ugu dambayn dhammaadka sannadka soo socda 2027 ay u dhammaystiraan qorshaha bixitaankooda, sida uu sheegay Afhayeenka kumeel gaarka ah ee Ciidankaas, Col Chris Magezi.
Warqad ay aragtay Caasimada Online, isla markaana howlgalka Midowga Afrika uu u diray xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada nabad ilaalinta ee imaanaya ay la wareegi doonaan afar saldhig oo ku yaalla deegaanno muhiim u ah difaaca magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay hadda baneynayaan ciidamada dowladda Uganda.
Sidoo kale ciidamada cusub ee howlgalka Midowga Afrika usoo dirayo Soomaaliya ayaa si gaar ah uga howlgali doono gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay ka faa’iideystaan firaaq amni oo ka dhasha bixintaan ciidamada Uganda.
Ciidamadan oo qaarkood hadda baxay ayaa waxa ay qayb ka ahaayeen mas’uuliyadda amniga degmooyinka Baraawe, Marka, Buulo Mareer, Janaale, Qoryooley iyo kuwo kale oo dhaca gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo howlgalka taageerada iyo xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uu wajahayo dhaqaale-yaraan iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada caalamiga ah ee uu ku tiirsan yahay.
Si kastaba, ha’ahaatee, Uganda ayaa sannadkii 2007 noqotay dalkii ugu horreeyey ee ciidamo u dira Soomaaliya, iyagoo qeyb ka ahaa howlgalkii Midowga Afrika ee AMISOM.
Ciidamada Uganda ayaa tan iyo markaas ciidamada Soomaaliyeed kala qeyb qaatay dagaallada Al-Shabaab, la wareegidda deegaanno muhiim ah iyo ilaalinta xarumaha dowladda.
AMISOM waxaa sannadkii 2022 beddelay ATMIS, kaas oo isna uu 1-dii Janaayo 2025 beddelay AUSSOM. Howlgalka hadda jira ayaa diiradda saaraya taageeridda ciidamada Soomaaliyeed, xasillinta dalka iyo in mas’uuliyadda amniga si tartiib ah loogu wareejiyo hay’adaha amniga Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynayo inuu ciidamo cusub u soo dirayo Koonfur Galbeed Soomaaliya si ay u beddelaan ciidamada Uganda ee haatan baxaya.
Qodobada muhiimka ah
- Ururka Midowga Afrika ayaa haatan qorsheynayo inuu ciidamo cusub u soo dirayo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Ciidamada cusub oo ka mid noqon doono howlgalka AUSSOM ayaa lagu wadaa inay beddalaan ciidamada Uganda oo haatan bilaabay inay si tartiib tartiib ah uga baxaan gudaha Soomaaliya.
- Sidoo kale ciidamada cusub ee howlgalka Midowga Afrika usoo dirayo Soomaaliya ayaa si gaar ah uga howlgali doono gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab ay ka faa’iideystaan firaaq amni oo ka dhasha b
- Tallaabadan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo howlgalka taageerada iyo xasillinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) uu wajahayo dhaqaale-yaraan iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada caalamiga ah ee uu ku tiirsan yahay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ciidamada Uganda ama dhinacyada kale.
- Eedeymaha ku saabsan caqabadaha dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin gaar ah oo ku saabsan waqtiga la qorsheynayo in ciidamadu yimaadaan.
Gunaanadka akhristaha
Ururka Midowga Afrika ayaa diyaarinaya inuu ciidamo cusub u diro Soomaaliya iyadoo ay jiraan welwel amni oo socda.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay waqtiga gaarka ah ee la qorsheynayo in ciidamadu yimaadaan?
- Sidee ayay bixitaanka ciidamada Uganda u saameyn doontaa xaaladda amni ee gobolka?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadayo si loo xalliyo caqabadaha dhaqaale ee howlgalka Midowga Afrika?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · soo · afrika
Sii akhri
- Soomaaliya iyo Kenya oo u dhaqaaqay in la xoojiyo Guddiga Iskaashiga Wadajirka ah
Hiiraanweyn
- Somaliya iyo Kenya oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Shabelle Media
- Kaliya 1 ka mid ah 10 haween ah oo saxaafadda ka shaqeeya ayaa dareemaya ammaan shaqadooda Soomaaliya, warbixin NUSOJ ayaa ogaatay
Shabelle Media