Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Midowga Afrika, Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Faransiiska oo kawada hadlay cooladaha ka tagan afrika

Addis Ababa – Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Afrika iyo xaaladaha caalamiga ah, iyadoo hoggaamiyeyaashu ay is dhaafsadeen aragtiyo [&#

SO
Midowga Afrika, Xoghayaha Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Faransiiska oo kawada hadlay cooladaha ka tagan afrika
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa kulan ku yeeshay Addis Ababa si ay uga wada hadlaan arrimaha Afrika iyo xaaladaha caalamiga ah.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo nidaamka dhinacyada badan leh si xal waara loogu helo caqabadaha ka jira caalamka.
  2. Hoggaamiyeyaashu waxay carrabka ku adkeeyeen in Afrika ay hesho matalaad buuxda oo cadaalad ah oo ay ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
  3. Saddexda hoggaamiye ayaa ku heshiiyeen in magaalada Paris lagu qabto shir caalami ah kahor dhammaadka sanadkan 2026.

Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in Afrika ay hesho matalaad buuxda oo cadaalad ah oo ay ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron
Addis Ababa
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Somali akhristayaasha waxay ka faa'iidaysan karaan in kulankan uu saameyn ku yeelan karo siyaasadda iyo amniga Afrika, oo ay ku jiraan Soomaaliya.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Addis Ababa – Madaxweynaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, iyo Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya Afrika iyo xaaladaha caalamiga ah, iyadoo hoggaamiyeyaashu ay is dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan nabadda, amniga, horumar waara, cimilada iyo nuglaanshaha dhaqaalaha dunida.

Saddexda dhinac ayaa dib u xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah iyo nidaamka dhinacyada badan leh si xal waara loogu helo caqabadaha ka jira caalamka. Waxay sidoo kale carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in Afrika ay hesho matalaad buuxda oo cadaalad ah oo ay ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyagoo tixraacay heshiisyada Ezulwini Consensus iyo Baaqa Syrte.

Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta u dhaxeysa Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, gaar ahaan dhinacyada ka hortagga colaadaha, dhexdhexaadinta iyo howlaha nabad ilaalinta ee qaaradda Afrika.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralfaransiiskahadlayafrika
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.