Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay heshiis doorasho oo Soomaaliya laga gaaro
Diblumaasiyiin Caalami ah oo rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in dalku galay marxalad siyaasadeed cusub. Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya…
Diblumaasiyiin Caalami ah ayaa rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya.
Maxaa la shaaciyey
- Wada-hadallada socda ayaa diiradda saaraya sidii loo heli lahaa hannaan doorasho oo macquul ah isla markaana loo dhan yahay.
- Codka haweenka iyo dhalinyarada ayaa la doonayaa in laga dhex muuqdo geeddi-socodka siyaasadeed.
- Rajada laga qabo in maanta lasoo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo lagu caddeynayo jadwalka kala-guurka iyo hannaan nabadeed.
Macnaha guud
Kulamo u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ka socda Muqdisho si loo xalliyo khilaafaadka doorashada.
“Hannaanka doorasho oo “macquul ah isla markaana loo dhan yahay””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay muhiim u tahay in ay ogaadaan horumarka doorashooyinka iyo sida codkooda loogu daro.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Diblumaasiyiin Caalami ah oo rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in dalku galay marxalad siyaasadeed cusub.
Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegtay in wada-hadallada socda ay diiradda saarayaan sidii loo heli lahaa hannaan doorasho oo “macquul ah isla markaana loo dhan yahay”, si codka haweenka iyo dhalinyarada ay uga dhex muuqdaan geeddi-socodka siyaasadeed.
Waxay sidoo kale muujisay rajada laga qabo in maanta lasoo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo lagu caddeynayo jadwalka kala-guurka iyo hannaan nabadeed oo lagu wajahayo doorashooyinka dalka.
Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli magaalada Muqdisho ay ka socdaan kulamo u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaas oo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafaadka ka taagan doorashada iyo jihada siyaasadeed ee dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan