NISA oo qabatay nin ka tuugsan jiray Muqdisho balse fulin jiray qaraxyada Al-Shabaab
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiNISA ayaa qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in uu weerar ka fuliyay Muqdisho isagoo adeegsanaya xeelad aan horay looga baran, taasoo keentay dhaawac shacab iyo askari.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ay gacanta ku dhigeen Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, kuna taalla Waaxda Xaawo Taako ee degmada Wadajir.
- Sida lagu sheegay qoraalka, weerarkaas ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan saddex qof oo shacab ah iyo hal askari oo ka tirsan ciidanka amniga oo ku sugnaa goobta uu qarxiyay eedeysanaha haatan usoo gacan galay dowladda Soomaaliya.
- Soo qabashada Cabdisalaan Yacquub ayaa timid kadib howlgal degdeg ah oo ay qaadeen ciidamada amniga oo soo bandhigay caddeymo ay ku jiraan muuqaalo ay duubtay kaamirada CCTV, kuwaas oo muujinayo isaga oo ka dawarsanayo masaajid ku yaalla gudaha magaalada Muqdisho.
- “Dhagar-qabahan ayaa lagu soo qabtay howlgal deg-deg ah, waxaana la helay muuqaallo ay duubeen kaamirooyinka amniga (CCTV) oo muujinaya dhagar-qabaha oo masaajid ka dawarsanaya kahor inta uusan sameyn falka, taas oo qeyb ka ah caddeymaha baaritaanka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay xeeladaha gaarka ah ee la isticmaalay weerarka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- NISA ayaa qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in uu weerar ka fuliyay Muqdisho isagoo adeegsanaya xeelad aan horay looga baran.
- Weerarkaas ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan saddex qof oo shacab ah iyo hal askari oo ka tirsan ciidanka amniga.
- NISA waxay baaritaan ku waddaa doorkii uu ku lahaa ugu yaraan 10 weerar oo bamb-gacmeedyo loo adeegsaday.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Hay’adda NISA ayaa caawa gacanta kusoo dhigay nin ka tirsan Al-Shabaab oo si la yaab leh weerar uga fuliyay gudaha magaalada Muqdisho, isaga oo adeegsaday xeelad aan horay looga baran kooxda.
War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ay gacanta ku dhigeen Cabdisalaan Yacquub Nuur (Cabdisamad), oo ku eedeysan in uu shalay salaadda maqrib kaddib uu bamb-gacmeed ku weeraray bar-koontarool ay ku sugnaayeen ciidamada amniga, kuna taalla Waaxda Xaawo Taako ee degmada Wadajir.
Sida lagu sheegay qoraalka, weerarkaas ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan saddex qof oo shacab ah iyo hal askari oo ka tirsan ciidanka amniga oo ku sugnaa goobta uu qarxiyay eedeysanaha haatan usoo gacan galay dowladda Soomaaliya.
Soo qabashada Cabdisalaan Yacquub ayaa timid kadib howlgal degdeg ah oo ay qaadeen ciidamada amniga oo soo bandhigay caddeymo ay ku jiraan muuqaalo ay duubtay kaamirada CCTV, kuwaas oo muujinayo isaga oo ka dawarsanayo masaajid ku yaalla gudaha magaalada Muqdisho.
“Dhagar-qabahan ayaa lagu soo qabtay howlgal deg-deg ah, waxaana la helay muuqaallo ay duubeen kaamirooyinka amniga (CCTV) oo muujinaya dhagar-qabaha oo masaajid ka dawarsanaya kahor inta uusan sameyn falka, taas oo qeyb ka ah caddeymaha baaritaanka. Xogta hordhaca ah ayaa tilmaamaysa in uu ka tirsanaa dhagar-qabeyaasha abaabula weerarrada amniga lagu carqaladeynayo” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Sidoo kale Baaritaanka ayaa lagu ogaaday in eedeysanuhu sahmin ku sameeyay goobo amni oo Muqdisho ku yaalla, kana qeyb qaatay kala gudbinta bambaanooyin. “NISA waxay baaritaan ku waddaa doorkii uu ku lahaa ugu yaraan 10 weerar oo bamb-gacmeedyo loo adeegsaday, kuwaas oo ka dhacay degmooyinka Kaxda, Garasbaaley, Dayniile, Daarusalaam, Wadajir, Hodan, Kaaraan iyo Heliwaa, sababayna dhaawaca 12 qof oo shacab iyo ciidan isugu jira,” ayaa lasii raaciyey bayaanka.
Dhanka kale, Hay’adda NISA ayaa shaaca ka qaaday inay sii wadeyso dadaalkeeda ku aadan xoojinta amniga, isla-markaana ay ka hortagi doonto dhagar kasta oo ay soo maleegaan maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab.
“Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay sii xoojineysaa howlgallada lagu beegsanayo xubnaha Khawaarijta, laguna burburinayo shabakadaha abaabulan,” ayaa lagu soo gabagabeeyey warka kasoo baxay NISA.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- NISA ayaa qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in uu weerar ka fuliyay Muqdisho isagoo adeegsanaya xeelad aan horay looga baran, taasoo keentay dhaawac shacab iyo askari.
Qodobada muhiimka ah
- NISA ayaa qabatay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay in uu weerar ka fuliyay Muqdisho isagoo adeegsanaya xeelad aan horay looga baran.
- Weerarkaas ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan saddex qof oo shacab ah iyo hal askari oo ka tirsan ciidanka amniga.
- NISA waxay baaritaan ku waddaa doorkii uu ku lahaa ugu yaraan 10 weerar oo bamb-gacmeedyo loo adeegsaday.
- Hay’adda NISA ayaa shaaca ka qaaday inay sii wadeyso dadaalkeeda ku aadan xoojinta amniga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan aqoonsiga eedeysanaha iyo weerarada hore waxay ku saleysan yihiin kaliya bayaannada NISA.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Al-Shabaab ama dhinacyada kale ee ku saabsan eedeymaha.
Gunaanadka akhristaha
Qabashada eedeysanaha NISA waxay muujinaysaa caqabadaha amni ee socda ee Muqdisho.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay xeeladaha gaarka ah ee la isticmaalay weerarka?
- Maxay NISA ka qaban doontaa ka dib qabashada eedeysanaha?
- Ma jiraan eedeysanayaal kale oo ku lug leh weerarada hore?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · shabaab · nin