Puntland: Mas’uul hore oo ka hadlay xaaladda cakiran ee Soomaaliya
Agaasimihii hore ee Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa ku tilmaamay xaaladda Soomaaliya ay maanta… Sii akhri
Agaasimihii hore ee Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Soomaaliya.
Maxaa la shaaciyey
- Guureeye wuxuu sheegay in Soomaaliya ay ku jirto xilli xasaasi ah oo dadku ay daallan yihiin.
- Wuxuu tilmaamay in ay jiraan khataro waaweyn iyo kala qaybin bulshada dhexdeeda ah.
- Guureeye wuxuu ugu baaqay mas'uuliyiinta in ay wadatashi degdeg ah sameeyaan si looga badbaado burbur hor leh.
Macnaha guud
Xaaladda cakiran ee Soomaaliya ayaa ka dhalatay khilaafaadka siyaasadeed iyo musuqmaasuqa.
““Soomaaliya waxay ku jirtaa xilli aad xasaasi u ah, dadkuna ay aad u daallan yihiin.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee dalka si ay u fahmaan khataraha jira.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Agaasimihii hore ee Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye ayaa ku tilmaamay xaaladda Soomaaliya ay maanta wajahayso mid aan laga indha qarsan karin oo u muuqato mid u eg maamlmihii ugu danbeeyey dowladdii Kacaanka ee Maxamed Siyaad Barre.
“Soomaaliya waxay ku jirtaa xilli aad xasaasi u ah, dadkuna ay aad u daallan yihiin, kana nugul yihiin sidii hore balse ay u baahan yihiin u danqasho iyo u turid” ayuu yiri agaasime hore Guureeye.
“Sidoo kale waxaa muuqda kala qaybin iyo khataro waaweyn oo ka baxsan gacanta Soomaaliya, waxaana muuqda ififaale u eg dhammaadkii 1990-kii marka loo eego kala fogaynta bulshada” ayuu raaciyay.
Agaasime Guureeye ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta Soomaalida wadatashi degdeg ah iyo dalka markale laga badbaadiyo burbur hor leh oo sida uu tilmaamay aysan markan sahlanayn in laga soo kabto.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan