Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Puntland oo awaamiir duldhigtay ciyaartooyda ku sugan Boosaaso.

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha…

SO
Puntland oo awaamiir duldhigtay ciyaartooyda ku sugan Boosaaso.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha Puntland ee Boosaaso.

Maxaa la shaaciyey

  1. Xiriirka Kubadda Puntland ayaa amray in la dhowro mabaadi’da Puntland.
  2. Cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimada ayaa laga saarayo tartanka.
  3. Qabyaaladda iyo siyaasadda ayaa mamnuuc ka ah dhammaan ka qaybgalayaasha tartanka.

cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimadana laga saarayo tartanka.

Boosaaso

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujineysaa sida xiriirka kubadda Puntland uu u xakameynayo tartanka si loo ilaaliyo nidaamka iyo anshaxa.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha…

Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobolada Puntland ee ka socda garoonka Shuhadada Magaalada Boosaaso.

Wareegto ka soo baxday xiriirka ayaa lagu amray dhammaan dhinacyada inay dhowraan mabaadi’da Puntland, cidii lagu arko hadal ama ficil lid ku ah dowladnimadana laga saarayo tartanka, islamarkaana la gorgayn doono sharciga.

Dhanka kalena, Xiriirka ayaa xusay in qabyaaladda iyo siyaasadda ay ka reeban tahay oo mamnuuc ka tahay mas’uul, ciyaartoy iyo cid kasta oo ka qaybgalaysa tartanka ciyaaraha caasimadaha gobollada Puntland.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralpuntlandciyaartooydaawaamiir
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.