Puntland oo daahfurtay todobaadka dhaqanka
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daahfuray munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland, taasoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta,… Sii akhri
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daahfuray munaasabadda todobaadka dhaqanka Puntland, taasoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha iyo Dhaqanka.
Munaasabadda ayaa lagu lasoo bandhigay agabka iyo suugaan dhaqameedka Soomaaliyeed, si gaar ah waxyaabaha ay caanka ku yihiin dadka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Lugatoor ayaa wasaaradda ku ammaanay dadaalka ay galisay qabsoomidda munaasabadan, waxaana uu xusay muhiimadda ay leedahay ilaalinta hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, isagoo bulshada, gaar ahaan dhalinyarada ku booriyay inay ka shaqeeyaan dhowrista iyo horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed.
PUNTLAND POST
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan