Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Puntland oo ku dhawaaqday inay dhamaatay sharciyadii DF, kana dalbatay b/caalamka in…

Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku caddeeyeen mowqifkooda ku aaddan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in maamulka Puntland uusan mar dambe aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. War-murtiyeedka oo uu warbaahinta u akhriyay Wasiirka Warfaafinta Puntland, Faarax Cali Xirsi ayaa lagu sheegay in

SO
Sawir war oo la xiriira Puntland oo ku dhawaaqday inay dhamaatay sharciyadii DF, kana dalbatay b/caalamka in…
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa ku dhawaaqay in aysan mar dambe aqoonsanayn Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Maxaa la shaaciyey

  1. Puntland waxay Madaxweyne Xasan Sheekh u aqoonsatay 'madaxweyne hore' maadaama uu dhammaaday muddo-xileedkiisa.
  2. Golaha Wasiirrada Puntland ayaa taageeray go'aanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku saabsan dhammaadka muddo-xileedka Madaxweynaha iyo Golaha Baarlamaanka.
  3. Puntland ayaa ka codsatay beesha caalamka in aysan heshiisyo cusub la gelin Dowladda Federaalka ee hadda jirta.

Macnaha guud

Puntland ayaa ka jawaabtay xaaladda siyaasadeed ee xasaasiga ah ee Soomaaliya, iyadoo muujinaysa in Dowladda Federaalka ay lumisay sharciyaddii dastuuriga ahayd.

Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland wuxuu taageersan yahay, soona dhaweynayaa go’aankii Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ka soo saaray magaalada Muqdisho 15-kii May 2026.

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Faarax Cali Xirsi
Garoowe
2026-05-21

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee Puntland iyo Dowladda Federaalka, si ay u fahmaan xaaladda dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku caddeeyeen mowqifkooda ku aaddan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in maamulka Puntland uusan mar dambe aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

War-murtiyeedka oo uu warbaahinta u akhriyay Wasiirka Warfaafinta Puntland, Faarax Cali Xirsi ayaa lagu sheegay in Puntland ay Madaxweyne Xasan Sheekh u aqoonsatay “madaxweyne hore,” isla markaana Dowladda Federaalka ay lumisay sharciyaddii lagu soo doortay.

“Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland wuxuu taageersan yahay, soona dhaweynayaa go’aankii Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ka soo saaray magaalada Muqdisho 15-kii May 2026, kaas oo lagu caddeeyey in uu dhammaaday muddo-xileedkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha Baarlamaanka Federaalka,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka.

Golaha Wasiirrada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in xaaladda siyaasadeed ee dalka ay mareyso meel xasaasi ah, islamarkaana loo baahan yahay in laga yeesho wadatashi qaran oo ballaaran si xal loogu helo khilaafaadka jira.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralpuntlandinaykana
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.