Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Qeylo-dhaan ka soo yeertay xaaladda Marinka Hormuz & Boqollaal maraakiib ah oo ku xaniban.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} xeebaha, sababo la xiriira dagaalka Iran, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha maraakiibta. Jimcihii, Ururka Caalamiga ah ee Badaha ee IMO, ayaa sheegay in 400 oo ah maraakiib shidaal sidda iyo 6,000 oo shaqaale maraakiib ah ay ku xanniban yihiin meelaha xeebaha ka baxsan tan iyo markii uu […] The post Qeylo-dhaan ka soo yeertay xaaladd
Waxa muhiimka ah
- Sabti, 29, August 2026 {HMC} xeebaha, sababo la xiriira dagaalka Iran, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha maraakiibta.
- Jimcihii, Ururka Caalamiga ah ee Badaha ee IMO, ayaa sheegay in 400 oo ah maraakiib shidaal sidda iyo 6,000 oo shaqaale maraakiib ah ay ku xanniban yihiin meelaha xeebaha ka baxsan tan iyo markii uu […] The post Qeylo-dhaan ka soo yeertay xaaladda Marinka Hormuz & Boqollaal maraakiib ah oo ku xaniban.
- appeared first on HMC Somalia News .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} xeebaha, sababo la xiriira dagaalka Iran, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha maraakiibta.
Jimcihii, Ururka Caalamiga ah ee Badaha ee IMO, ayaa sheegay in 400 oo ah maraakiib shidaal sidda iyo 6,000 oo shaqaale maraakiib ah ay ku xanniban yihiin meelaha xeebaha ka baxsan tan iyo markii uu bilowday dagaalka Bariga Dhexe.
“Inkasta oo maraakiib iyo shaqaalahooduba ay awoodaan inay ka gudbaan xuduudda xeebaha, 400 oo markab iyo 6,000 oo shaqaale ah ayaan dhaqaaqin tan iyo markii dagaalku bilowday, sababo la xiriira walaacyo amni,” ayuu yiri Arsenio Dominguez, madaxa fulinta ee hay’adda.
Waxa uu xaaladda ka taagan Marinka Hormuz ku tilmaamay arrin “aan weli xal loo helin”.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.