Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudiga
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa la-wadaagay wafdiga tallaabooyinka iyo qorshayaasha la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee ay qaadday dowladda Soomaaliya, ee lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka curteen kooxaha Khawaarijta iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ugu baraarugeen halista ay leeyihiin kuwa banneystay nafta iyo maalka bulshadeenna.
- Wafdiga, oo ka mahadceliyay qaabilaadda Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga, ay dowladda Soomaaliya ka caawinayso dhanka khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta, gaar ahaan dhanka farriimaha wacyigalinta, tababbarada howl-wadeennada iyo taageerada kale ee loo baahanyahay.
- Dowladda Sacuudiga, gaar ahaan Xarunta ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada, ayaa iskaashi iyo wada-shaqayn la yeelan doonta Xarunta Qaran ee Tubsan ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taasi oo dowladda u qaabilsan ciribtirka fikradaha gurracan.
- Ugu dambayn: Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga, doorkooda wanaagsan ee ay ka gaystaan amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya iyo garab istaagga shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada kala duwan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono natiijada kulankan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wafdiga waxaa hoggaaminayay Sareeye Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri.
- Wafdiga Sacuudiga ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga, ay dowladda Soomaaliya ka caawinayso dhanka khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga, doorkooda wanaagsan ee ay ka gaystaan amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Xarunta ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada Boqortooyada Sacuudiga, Sareeye Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri iyo wafdi uu hoggaaminayo, kuwaas oo maalmahan ku sugnaa caasimadda Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa la-wadaagay wafdiga tallaabooyinka iyo qorshayaasha la-dagaallanka fikirka xagjirka ah ee ay qaadday dowladda Soomaaliya, ee lagu ciribtirayo aragtiyaha gurracan ee ay ka curteen kooxaha Khawaarijta iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ugu baraarugeen halista ay leeyihiin kuwa banneystay nafta iyo maalka bulshadeenna.
Wafdiga, oo ka mahadceliyay qaabilaadda Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga, ay dowladda Soomaaliya ka caawinayso dhanka khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta, gaar ahaan dhanka farriimaha wacyigalinta, tababbarada howl-wadeennada iyo taageerada kale ee loo baahanyahay.
Dowladda Sacuudiga, gaar ahaan Xarunta ilaalinta Fikirka iyo Ka-hortagga Xagjirnimada, ayaa iskaashi iyo wada-shaqayn la yeelan doonta Xarunta Qaran ee Tubsan ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taasi oo dowladda u qaabilsan ciribtirka fikradaha gurracan.
Ugu dambayn: Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga, doorkooda wanaagsan ee ay ka gaystaan amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya iyo garab istaagga shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada kala duwan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudiga. Wafdiga waxaa hoggaaminayay Sareeye Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Boqortooyada Sacuudiga.
- Wafdiga waxaa hoggaaminayay Sareeye Gaas Cabdullaahi bin Haadi Al-Haajiri.
- Wafdiga Sacuudiga ayaa sheegay in Boqortooyada Sacuudiga, ay dowladda Soomaaliya ka caawinayso dhanka khibradda iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin daawaynta fikradaha gurracan ee Khawaarijta.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga, doorkooda wanaagsan ee ay ka gaystaan amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha wafdiga Sacuudiga ee ku saabsan qorshayaasha ama heshiisyada gaarka ah.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ay soo jeediyeen wafdiga Sacuudiga ma jiraan.
- Maqaalku ma xusin aragtiyo kale oo ku saabsan kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa taageerada joogtada ah ee Sacuudiga ee amniga Soomaaliya iyo dadaallada ka dhanka ah xagjirnimada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono natiijada kulankan?
- Ma jiraan heshiisyo rasmi ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga?
- Maxay yihiin natiijooyinka la filayo ee iskaashiga lagu xusay maqaalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiriirka diblomaasiyadeed ee socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga, gaar ahaan marka la eego la-dagaallanka xagjirnimada. Si kastaba ha ahaatee, ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xamsa · wafdi · sacuudiga
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada