Ra’iisul wasaare Xamza oo sameeyay isku shaandheyn kooban
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ra’iisul wasaare Xamza ayaa sameeyay isku shaandheyn kooban oo xukuumadda Muqdisho, isagoo magacaabay Idiris Cismaan Xaaji Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada iyo Xuseen Cali Xaaji Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilalka isu kala weeydaariyay labo xubnood oo ka tirsan xukuumadda, waxayna kala yihiin.
- Xamza ayaa labada mas’uul faray inay si deg-deg ah xilka ula wareegaan, isla-markaana ay dardargaliyaan hawlaha qaran ee u yaala.
- Go’aan la gaarayTodobaad gudahood waa markii labaad oo uu Ra’iisul wasaaruhu sameynayo isku shaandheyn kooban, isaga oo Axaddii sidan oo kale xilalka isu weydaariyay labo xubnood oo wasiir ku-xigeenno ah, kuwaas oo kala ahaa Mudane Cali Ifiye Cali oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda iyo Marwo Maryan Cali Abuukar oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah.
- Go’aan la gaarayMudane Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale isla maalintaas xilka Wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon), kadib markii uu xilkaas banneeyay Axmed Macalin Fiqi.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu ka warbixinayaa isku shaandheyn xukuumadeed xilli khilaaf siyaasadeed oo weyn ka taagan yahay doorashooyinka dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay saameynta isku shaandheyntan ee khilaafka siyaasadeed ee hadda taagan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul wasaare Xamza ayaa sameeyay isku shaandheyn kooban oo xukuumadda Muqdisho.
- Mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XJFS.
- Mudane Xuseen Cali Xaaji waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa caawa saameeyay isku shaandheyn kooban, isaga oo xilalka isu weydaariyay labo xubnood oo wasiir ku-xigeenno ah, kuwaas oo tirsan xukuumaddiisa Dan-Qaran.
Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 120-aad farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilalka isu kala weeydaariyay labo xubnood oo ka tirsan xukuumadda, waxayna kala yihiin.
1- Mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XJFS
2- Mudane Xuseen Cali Xaaji waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS.
Xamza ayaa labada mas’uul faray inay si deg-deg ah xilka ula wareegaan, isla-markaana ay dardargaliyaan hawlaha qaran ee u yaala. Waxaa kale oo uu kula dardaarmay hufnaan iyo xil-gudasho.
Todobaad gudahood waa markii labaad oo uu Ra’iisul wasaaruhu sameynayo isku shaandheyn kooban, isaga oo Axaddii sidan oo kale xilalka isu weydaariyay labo xubnood oo wasiir ku-xigeenno ah, kuwaas oo kala ahaa Mudane Cali Ifiye Cali oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda iyo Marwo Maryan Cali Abuukar oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah.
Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale isla maalintaas xilka Wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay, Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon), kadib markii uu xilkaas banneeyay Axmed Macalin Fiqi.
Tallaabooyinkan ayaa kusoo aadaya xilli xasaasi ah oo ay taagan tahay xiisad siyaasadeed oo xooggan oo ka dhalatay khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka, iyada oo xalay Golaha Wasiiradu ay meel-mariyeen Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda iyo wax ka beddel lagu sameeyay Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Lr.28 Nofeembar 2024.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul wasaare Xamza ayaa sameeyay isku shaandheyn kooban oo xukuumadda Muqdisho, isagoo magacaabay Idiris Cismaan Xaaji Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada iyo Xuseen Cali Xaaji Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul wasaare Xamza ayaa sameeyay isku shaandheyn kooban oo xukuumadda Muqdisho.
- Mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XJFS.
- Mudane Xuseen Cali Xaaji waxaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XJFS.
- Todobaad gudahood waa markii labaad oo uu Ra’iisul wasaaruhu sameynayo isku shaandheyn kooban.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ay saameysay isku shaandheyntu.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladda siyaasadeed ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada rasmiga ah iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Isku shaandheynta Ra’iisul Wasaaraha Xamza waxay muujinaysaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay saameynta isku shaandheyntan ee khilaafka siyaasadeed ee hadda taagan?
- Sidee ayey wasiirrada cusub u wajahaan caqabadahooda?
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee laga filayo Ra’iisul Wasaaraha ka dib isku shaandheyntan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu ka warbixinayaa isku shaandheyn xukuumadeed xilli khilaaf siyaasadeed oo weyn ka taagan yahay doorashooyinka dalka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · shaandheyn · iisul · kooban
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada