Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Safiirka dowladda Ruushka ee Soomaaliya oo tegaya + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed ee gudaha Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta sagootiyay Mikhail Golovanov oo ahaa danjira

SO
Sawir war oo la xiriira Safiirka dowladda Ruushka ee Soomaaliya oo tegaya + Sawirro
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Safiirka Dowladda Ruushka ee Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov, ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa sagootiyay Danjire Golovanov.
  2. Danjire Golovanov ayaa lagu ammaanay dadaalladiisa ku aaddan horumarinta xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka.
  3. Ruushka ayaa deeqo kala duwan ku wareejiyay Dowladda Federaalka, oo ay ku jirto 25 tan oo raashin ah.

Macnaha guud

Danjire Golovanov ayaa ka shaqeynayay horumarinta xiriirka labada dal, iyadoo Ruushka uu ka mid yahay dowladaha waaweyn ee xiriirka la leh Soomaaliya.

Cabdisalaam ayaa ku ammaanay Danjire Golovanov dadaalladii uu ku bixiyay horumarinta xiriirka laba geesoodka ah.

Cabdisalaan Cabdi Cali
Muqdisho
2026-05-19

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Ruushka, iyo taageerada Ruushka ee bini'aadannimo.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya, Danjire Mikhail Golovanov ayaa tegaya kadib markii uu soo gabagabeeyay howlgalkiisii diblomaasiyadeed ee gudaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta sagootiyay Mikhail Golovanov oo ahaa danjiraha aan deggeneyn ee dowladda Ruushka u fadhiyay Soomaaliya.

Cabdisalaam ayaa ku ammaanay Danjire Golovanov dadaalladii uu ku bixiyay horumarinta xiriirka laba geesoodka ah, isaga oo sidoo kale soo dhoweeyay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Ruushka.

Sidoo kale, labada dhinac ayaa adkeeyay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta xiriirka labada dal ee dhinacyada ay danaha wadaagga ah ka leeyihiin Ruushka iyo Soomaaliya.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraltegayasoomaaliyasafiirka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.