Shariif Sheekh Axmed oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo
Mogadishu – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheikh Ahmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo shacabka u rajeeyey nabad, barwaaqo iyo isku duubni. Shariif Sheekh Axmed ayaa farriintiisa ku xusay muhiimadda ay leedahay wadajirka bulshada iyo ilaalinta xasilloonida dalka, xilli ay shacabka Soomaaliyeed u diyaar garoobayaan dabaaldegyada Ci

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Mogadishu – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sharif Sheikh Ahmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo shacabka u rajeeyey nabad, barwaaqo iyo isku duubni.
Shariif Sheekh Axmed ayaa farriintiisa ku xusay muhiimadda ay leedahay wadajirka bulshada iyo ilaalinta xasilloonida dalka, xilli ay shacabka Soomaaliyeed u diyaar garoobayaan dabaaldegyada Ciidda.
Dhanka kale, madaxweynihii hore ayaa sidoo kale farriin adag u diray laamaha amniga ee lagu eedeeyo xarigga sharci darrada ah ee dhalinyarada iyo shacabka qaarkood, isaga oo sheegay in awoodda aan si sax ah loo adeegsan aysan waari doonin.
“Dhalinyarada xariggooda loo adeegsanayo ha ogaadaan in maalin meesha ay ku jiraan ay tagi doonaan,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan