Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray guri ku yaalla Isgoyska Mirinaayo ee degmadda Cabdicasiis.
Sheekh Shariif ayaa u jeedka uu halkaas u degay lagu sheegay in uu ka abuubulo ciidamo iyo banaanbaxa mucaaradka u qorsheysan 4-ta bishan Juun.
Xaafadda Mirinaayo waxaa maanta lagu arkayay ciidamo taageersan Sheekh Shariif oo halkaas saldhigyo ka sameysay.
Dhanka kale xubno ka mid ah mucaaradka Muqdisho ayaa maanta shir ku leh guriga Ra’iisul Wasaare hore Xasan Cali Khayre, shirkaas oo ay uga arrinsanayaan abaabulka banaanbaxa.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan