Shirkii Mucaaradka iyo Dowladda oo markale Natiijo La’aanloogu kala tagay
Muqdisho – Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud garwadeena ay ka ahaayeen wakiilada beesha caalamka ee ku sugan xeen daabka Xalane ayaa kusoo idlaaday iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, kadib dood dheer oo dhexmartay dhinacyada. Shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wakiillo ka socday beesha caalamka ayaa diiradda lagu […]

Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo idlaaday iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin.
Maxaa la shaaciyey
- Shirka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka dalka.
- Beesha caalamka ayaa si ku-meel-gaar ah uga baxday madasha shirka.
- Dhinacyada mucaaradka iyo dowladda federaalka ayaa weli isku khilaafsan qodobo muhiim ah.
Macnaha guud
Shirkan ayaa ka dhacay xeen daabka Xalane, waxaana ka qayb qaatay wakiillo ka socday beesha caalamka.
“Shirka ayaa la filayaa in dib loo sii ambaqaado galabta.”
Sababta ay muhiim u tahay: Shirkan ayaa muhiim u ah xal u helidda khilaafka siyaasadeed ee dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho – Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud garwadeena ay ka ahaayeen wakiilada beesha caalamka ee ku sugan xeen daabka Xalane ayaa kusoo idlaaday iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, kadib dood dheer oo dhexmartay dhinacyada.
Shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wakiillo ka socday beesha caalamka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka dalka, balse waxaa lagu kala tegay natiijo la’aan.
Wararka ayaa sheegaya in beesha caalamku ay si ku-meel-gaar ah uga baxday madasha shirka, kadib markii ay sii adkaatay doodda ku saabsan nooca doorasho ee Soomaaliya u gudbi doonto.
Dhinacyada mucaaradka iyo dowladda federaalka ayaa weli isku khilaafsan qodobo muhiim ah oo la xiriira nidaamka doorashada, iyadoo mid ka mid ah qodobbada ugu waaweyn uu yahay sida loo maamuli doono doorashooyinka soo socda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan