Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinesecurity

Sidee ayay DF u soo badbaadisay 9 qof oo u xirnaa kooxda Al-Shabaab?

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in hawlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe lagu soo badbaadiyay dad shacab ah oo ay haysteen kooxda Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalka lagu soo badbaadiyay 9 qof oo shacab ah, kuwaas oo gacanta ugu jiray […]

SO
Sidee ayay DF u soo badbaadisay 9 qof oo u xirnaa kooxda Al-Shabaab?
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawlgal ka fulisay gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo soo badbaadisay 9 qof oo ay haysteen kooxda Al-Shabaab.

Maxaa la shaaciyey

  1. Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Gamboole.
  2. Intii hawlgalka socday, ciidamada ayaa dilay shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, oo uu ku jiray horjoogihii kooxda.
  3. Hawlgalka ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu xaqiijinayo amniga iyo ciribtirka argagixisada.

“Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dib xorriyaddooda ugu soo celiyaan sagaal qof oo ay afduub u haysteen argagixisadu.”

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya
Gamboole, gobolka Shabeellaha Dhexe
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay muhiim u tahay inay ogaadaan hawlgallada amniga iyo dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in hawlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe lagu soo badbaadiyay dad shacab ah oo ay haysteen kooxda Al-Shabaab.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalka lagu soo badbaadiyay 9 qof oo shacab ah, kuwaas oo gacanta ugu jiray kooxda.

Intii hawlgalka uu socday, waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray Al-Shabaab, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

“Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dib xorriyaddooda ugu soo celiyaan sagaal qof oo ay afduub u haysteen argagixisadu, iyagoo sidoo kale dilay shan xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, oo uu ku jiray horjoogihii kooxda,” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliasecuritysecuritykooxdashabaab
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.