Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiSoomaaliya iyo Hindiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Jamhuuriyadda Hindiya, kaas oo ay hoggaaminaysay Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya u qaabilsan Arrimaha Baasaboorrada, Fiisaha iyo Muwaadiniinta Hindiya ee Dibadda (CPV & OIA), Marwo Sripriya Ranganathan.
- Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Hindiya, iyadoo sidoo kale la isla soo qaaday sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee ay labada dal danaha wadaagga ah ka leeyihiin.
- Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta labada dowladood, si loo horumariyo danaha diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada shacab.
- Wadahadalladan ayaa qayb ka ah dadaallada ay Soomaaliya iyo Hindiya ku doonayaan in ay ku xoojiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed, isla markaana ay u abuuraan fursado cusub oo iskaashi oo ku saleysan danaha labada dal.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay dhinacyada gaarka ah ee iskaashiga la wada hadlay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Hindiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.
- Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Hindiya, iyadoo sidoo kale la isla soo qaaday sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee ay labada dal danaha wadaagg
- Kulanka waxaa ka qaybgalay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), iyo Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya, Marwo Sripriya Ranganathan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Hindiya ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo diiradda la saaray horumarinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Jamhuuriyadda Hindiya, kaas oo ay hoggaaminaysay Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya u qaabilsan Arrimaha Baasaboorrada, Fiisaha iyo Muwaadiniinta Hindiya ee Dibadda (CPV & OIA), Marwo Sripriya Ranganathan.
Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Hindiya, iyadoo sidoo kale la isla soo qaaday sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee ay labada dal danaha wadaagga ah ka leeyihiin.
Labada dhinac ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta labada dowladood, si loo horumariyo danaha diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada shacab.
Wadahadalladan ayaa qayb ka ah dadaallada ay Soomaaliya iyo Hindiya ku doonayaan in ay ku xoojiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed, isla markaana ay u abuuraan fursado cusub oo iskaashi oo ku saleysan danaha labada dal.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya iyo Hindiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya iyo Hindiya ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.
- Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Hindiya, iyadoo sidoo kale la isla soo qaaday sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan ee ay labada dal danaha wadaagg
- Kulanka waxaa ka qaybgalay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), iyo Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya, Marwo Sripriya Ranganathan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh wadahadalada.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ama heshiisyada ka soo baxay kulanka lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya iyo Hindiya waxay si firfircoon u shaqeynayaan si ay u xoojiyaan xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo iskaashiga.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay dhinacyada gaarka ah ee iskaashiga la wada hadlay?
- Ma jiraan wax kulan ama tallaabooyin kale oo la qorsheeyay?
- Waa maxay natiijooyinka la filayo ee ka dhasha xiriirkan la xoojiyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xiriirka · soomaaliya · diblomaasiyadeed
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada