Soomaaliya oo daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo ku kacaya $12.8 bilyan
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiSoomaaliya ayaa daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo u baahan $12.8 bilyan tobanka sano ee soo socda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha, oo ay weheliyeen Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in qorshahan uu qayb ka yahay dadaallada Soomaaliya ee lagula tacaalayo saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada.
- Qorshuhu wuxuu ka kooban yahay toddobo tiir oo muhiim ah, 27 barnaamij iyo 44 hindise maalgashi, kuwaas oo diiradda saaraya horumarinta beeraha, xoolaha, kalluumeysiga, biyaha, tamarta, caafimaadka iyo ilaalinta deegaanka.
- Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay diyaarisay qorshayaal ballaaran oo wax looga qabanayo caqabadaha deegaanka, balse uu muhiim yahay helitaanka maalgelin iyo iskaashi caalami ah si loo xaqiijiyo hirgelintooda.
- Wuxuu xusay in taageerada caalamiga ah ay lagama maarmaan u tahay yareynta saameynta abaaraha iyo fatahaadaha, iyo xoojinta awoodda bulshada ee ay kula qabsan karto isbeddelka cimilada.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo helo $12.8 bilyan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Qorshuhu wuxuu ka kooban yahay toddobo tiir oo muhiim ah, 27 barnaamij iyo 44 hindise maalgashi.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muhiim tahay helitaanka maalgelin iyo iskaashi caalami ah.
- Munaasabadda daahfurka waxaa ka qaybgalay wakiillo ka socday dowladda Denmark, Bangiga Adduunka, hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Bangiga Horumarinta Afrika.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
ANTALYA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga Qaranka ee Hindisaha Saddexaad ee Wax-ka-qabashada Isbeddelka Cimilada, kaas oo u baahan maalgelin dhan $12.8 bilyan tobanka sano ee soo socda.
Madaxweynaha, oo ay weheliyeen Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in qorshahan uu qayb ka yahay dadaallada Soomaaliya ee lagula tacaalayo saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada. Qorshuhu wuxuu ka kooban yahay toddobo tiir oo muhiim ah, 27 barnaamij iyo 44 hindise maalgashi, kuwaas oo diiradda saaraya horumarinta beeraha, xoolaha, kalluumeysiga, biyaha, tamarta, caafimaadka iyo ilaalinta deegaanka.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay diyaarisay qorshayaal ballaaran oo wax looga qabanayo caqabadaha deegaanka, balse uu muhiim yahay helitaanka maalgelin iyo iskaashi caalami ah si loo xaqiijiyo hirgelintooda. Wuxuu xusay in taageerada caalamiga ah ay lagama maarmaan u tahay yareynta saameynta abaaraha iyo fatahaadaha, iyo xoojinta awoodda bulshada ee ay kula qabsan karto isbeddelka cimilada.
Munaasabadda daahfurka waxaa ka qaybgalay wakiillo ka socday dowladda Denmark, Bangiga Adduunka, hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Bangiga Horumarinta Afrika. Wakiillada hay’adahaasi ayaa ka wada hadlay fursadaha maalgelinta iyo taageerada farsamo ee lagu hirgelin karo qorshaha, kaas oo Soomaaliya u aragto qayb muhiim ah oo ka mid ah dadaallada lagu xoojinayo adkeysiga dhaqaalaha iyo bulshada ee wajahaya khataraha cimilada.
Madaxweynaha, oo ay weheliyeen Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in qorshahan uu qayb ka yahay dadaallada Soomaaliya ee lagula tacaalayo saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada.
Qorshuhu wuxuu ka kooban yahay toddobo tiir oo muhiim ah, 27 barnaamij iyo 44 hindise maalgashi, kuwaas oo diiradda saaraya horumarinta beeraha, xoolaha, kalluumeysiga, biyaha, tamarta, caafimaadka iyo ilaalinta deegaanka.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay diyaarisay qorshayaal ballaaran oo wax looga qabanayo caqabadaha deegaanka, balse uu muhiim yahay helitaanka maalgelin iyo iskaashi caalami ah si loo xaqiijiyo hirgelintooda.
Wuxuu xusay in taageerada caalamiga ah ay lagama maarmaan u tahay yareynta saameynta abaaraha iyo fatahaadaha, iyo xoojinta awoodda bulshada ee ay kula qabsan karto isbeddelka cimilada.
Munaasabadda daahfurka waxaa ka qaybgalay wakiillo ka socday dowladda Denmark, Bangiga Adduunka, hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Bangiga Horumarinta Afrika.
Wakiillada hay’adahaasi ayaa ka wada hadlay fursadaha maalgelinta iyo taageerada farsamo ee lagu hirgelin karo qorshaha, kaas oo Soomaaliya u aragto qayb muhiim ah oo ka mid ah dadaallada lagu xoojinayo adkeysiga dhaqaalaha iyo bulshada ee wajahaya khataraha cimilada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo u baahan $12.8 bilyan tobanka sano ee soo socda. Qorshuhu wuxuu ujeedkiisu yahay in wax laga qabto saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo u baahan $12.8 bilyan tobanka sano ee soo socda.
- Qorshuhu wuxuu ka kooban yahay toddobo tiir oo muhiim ah, 27 barnaamij iyo 44 hindise maalgashi.
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muhiim tahay helitaanka maalgelin iyo iskaashi caalami ah.
- Munaasabadda daahfurka waxaa ka qaybgalay wakiillo ka socday dowladda Denmark, Bangiga Adduunka, hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Bangiga Horumarinta Afrika.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan baahida maalgelinta.
- Lama helin jawaabo ka yimid dhinacyada kale ama dhaleeceeyayaasha.
- Faahfaahinta ku saabsan hirgelinta qorshaha ma lagu bixin.
Gunaanadka akhristaha
Qorshaha maalgashiga cimilo ee Soomaaliya wuxuu muujinayaa dadaallada dalka ee lagu wajahayo isbeddelka cimilada iyo baahida loo qabo taageero caalami ah oo weyn.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo helo $12.8 bilyan?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka qorshaha maalgashiga?
- Maxay yihiin waqtiga lagu fulin doono barnaamijyada kala duwan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · soomaaliya · bilyan
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada