Sooyaal: Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiAbwaan Sugaal Cabdulle Cumar ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho 17kii Oktoobar 2024, kadib qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay meel u dhow Dugsiga Tababarka Booliska ee degmada Xamarjajab.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ku soo barbaaray miyiga gobolka Mudug, halkaas oo uu yaraantiisii ku bartay ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, gaar ahaan dhaantada.
- Sugaal wuxuu ahaa gabyaa, heesaa, laxamiiste, iyo jilaa.
- Xilligii dagaalkii 1977dii, abwaan Sugaal wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii suugaanta ku dhiirrigelinayay ciidamada Soomaaliyeed ee garabka iyo gaashaankaba u ahaa.
- Geeridiisii 17ka Oktoobar 2024 waxay bahda fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u ahayd gabbal dumay iyo gudcur maararuugle ah!
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa khasaaraha hal-abuurka muhiimka ah ee suugaanta Soomaaliyeed iyo saameynta rabshadaha ku yeelanayaan fannaaniinta gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo baaro qaraxa?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho 17kii Oktoobar 2024.
- Wuxuu ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay meel u dhow Dugsiga Tababarka Booliska ee degmada Xamarjajab.
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay horumarinta suugaanta, fanka iyo wacyigelinta bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
17kii Oktoobar 2024 , maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay horumarinta suugaanta, fanka iyo wacyigelinta bulshada. Abwaanku wuxuu ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay meel u dhow Dugsiga Tababarka Booliska ee degmada Xamarjajab. Runtii wuxuu ahaa suugaanyahan iyo abwaan qiimo badan oo muddo dheer ka maansoonayay waddaniyadda iyo daljacaylka. Wuxuu astaan u ahaa gobannimada iyo is-ahaanshaha ummadda Soomaaliyeed.
Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ku soo barbaaray miyiga gobolka Mudug, halkaas oo uu yaraantiisii ku bartay ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, gaar ahaan dhaantada. Sannadka rasmiga ah ee dhalashadiisa lama xaqiijin, waxaase lagu qiyaasaa inuu dhashay horraantii 1950meeyadii.
Wuxuu curinta gabayada ka bilaabay magaalada Gaalkacyo, ka hor intii aan loo soo wareejin Muqdisho, halkaas oo uu kaga mid noqday Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sugaal wuxuu ahaa gabyaa, heesaa, laxamiiste, iyo jilaa.
Wuxuu curiyey heeso, gabayo iyo riwaayado badan oo ka hadlayay waddaniyadda, midnimada, qabyaaladda, jacaylka, iyo arrimaha bulshada. Riwaayadaha lagu xusuusto waxaa ka mid ahaa Magaalajoogxumo iyo Xujo Guur iyo Xaal Masruuf .
Waxa kale oo suugaantiisa caan ka noqday heesta Layla , oo uu isagu ku luuqayn jiray, iyo maansooyinka Duuduub ha loo Liqo , Garwaaqsi , Wadajir iyo Dhalanteed . Xilligii dagaalkii 1977dii, abwaan Sugaal wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii suugaanta ku dhiirrigelinayay ciidamada Soomaaliyeed ee garabka iyo gaashaankaba u ahaa.
Sannadihii danbe ee noloshiisana wuxuu sii waday curinta iyo gudbinta suugaanta, isaga oo macallin iyo abwaan u ahaa Kooxda Heegan. Hal-abuurkiisu wuxuu si gaar ah ugu suntanaa wacyigelinta bulshada, ka digista qabyaaladda iyo dhiirrigelinta wadajirka bulshada.
Geeridiisii 17ka Oktoobar 2024 waxay bahda fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u ahayd gabbal dumay iyo gudcur maararuugle ah! Waxaa lagu xusuusan doonaa oo laga dhaxlay suugaan iyo riwaayado weli qayb ka ah hiddaha iyo dhaxalka dhaqameed ee Soomaalida.
Alle ha u naxariisto abwaan Sugaal Cabdulle Cumar.
Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ku soo barbaaray miyiga gobolka Mudug, halkaas oo uu yaraantiisii ku bartay ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, gaar ahaan dhaantada. Sannadka rasmiga ah ee dhalashadiisa lama xaqiijin, waxaase lagu qiyaasaa inuu dhashay horraantii 1950meeyadii. Wuxuu curinta gabayada ka bilaabay magaalada Gaalkacyo, ka hor intii aan loo soo wareejin Muqdisho, halkaas oo uu kaga mid noqday Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Sugaal wuxuu ahaa gabyaa, heesaa, laxamiiste, iyo jilaa. Wuxuu curiyey heeso, gabayo iyo riwaayado badan oo ka hadlayay waddaniyadda, midnimada, qabyaaladda, jacaylka, iyo arrimaha bulshada.
Riwaayadaha lagu xusuusto waxaa ka mid ahaa Magaalajoogxumo iyo Xujo Guur iyo Xaal Masruuf . Waxa kale oo suugaantiisa caan ka noqday heesta Layla , oo uu isagu ku luuqayn jiray, iyo maansooyinka Duuduub ha loo Liqo , Garwaaqsi , Wadajir iyo Dhalanteed .
Xilligii dagaalkii 1977dii, abwaan Sugaal wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii suugaanta ku dhiirrigelinayay ciidamada Soomaaliyeed ee garabka iyo gaashaankaba u ahaa. Sannadihii danbe ee noloshiisana wuxuu sii waday curinta iyo gudbinta suugaanta, isaga oo macallin iyo abwaan u ahaa Kooxda Heegan.
Hal-abuurkiisu wuxuu si gaar ah ugu suntanaa wacyigelinta bulshada, ka digista qabyaaladda iyo dhiirrigelinta wadajirka bulshada. Geeridiisii 17ka Oktoobar 2024 waxay bahda fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u ahayd gabbal dumay iyo gudcur maararuugle ah!
Waxaa lagu xusuusan doonaa oo laga dhaxlay suugaan iyo riwaayado weli qayb ka ah hiddaha iyo dhaxalka dhaqameed ee Soomaalida. Alle ha u naxariisto abwaan Sugaal Cabdulle Cumar.
Sugaal wuxuu ahaa gabyaa, heesaa, laxamiiste, iyo jilaa. Wuxuu curiyey heeso, gabayo iyo riwaayado badan oo ka hadlayay waddaniyadda, midnimada, qabyaaladda, jacaylka, iyo arrimaha bulshada. Riwaayadaha lagu xusuusto waxaa ka mid ahaa Magaalajoogxumo iyo Xujo Guur iyo Xaal Masruuf . Waxa kale oo suugaantiisa caan ka noqday heesta Layla , oo uu isagu ku luuqayn jiray, iyo maansooyinka Duuduub ha loo Liqo , Garwaaqsi , Wadajir iyo Dhalanteed .
Xilligii dagaalkii 1977dii, abwaan Sugaal wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii suugaanta ku dhiirrigelinayay ciidamada Soomaaliyeed ee garabka iyo gaashaankaba u ahaa. Sannadihii danbe ee noloshiisana wuxuu sii waday curinta iyo gudbinta suugaanta, isaga oo macallin iyo abwaan u ahaa Kooxda Heegan.
Hal-abuurkiisu wuxuu si gaar ah ugu suntanaa wacyigelinta bulshada, ka digista qabyaaladda iyo dhiirrigelinta wadajirka bulshada. Geeridiisii 17ka Oktoobar 2024 waxay bahda fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u ahayd gabbal dumay iyo gudcur maararuugle ah!
Waxaa lagu xusuusan doonaa oo laga dhaxlay suugaan iyo riwaayado weli qayb ka ah hiddaha iyo dhaxalka dhaqameed ee Soomaalida. Alle ha u naxariisto abwaan Sugaal Cabdulle Cumar.
Xilligii dagaalkii 1977dii, abwaan Sugaal wuxuu ka mid ahaa fannaaniintii suugaanta ku dhiirrigelinayay ciidamada Soomaaliyeed ee garabka iyo gaashaankaba u ahaa. Sannadihii danbe ee noloshiisana wuxuu sii waday curinta iyo gudbinta suugaanta, isaga oo macallin iyo abwaan u ahaa Kooxda Heegan. Hal-abuurkiisu wuxuu si gaar ah ugu suntanaa wacyigelinta bulshada, ka digista qabyaaladda iyo dhiirrigelinta wadajirka bulshada.
Geeridiisii 17ka Oktoobar 2024 waxay bahda fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u ahayd gabbal dumay iyo gudcur maararuugle ah! Waxaa lagu xusuusan doonaa oo laga dhaxlay suugaan iyo riwaayado weli qayb ka ah hiddaha iyo dhaxalka dhaqameed ee Soomaalida. Alle ha u naxariisto abwaan Sugaal Cabdulle Cumar.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho 17kii Oktoobar 2024, kadib qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay meel u dhow Dugsiga Tababarka Booliska ee degmada Xamarjajab.
Qodobada muhiimka ah
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho 17kii Oktoobar 2024.
- Wuxuu ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay meel u dhow Dugsiga Tababarka Booliska ee degmada Xamarjajab.
- Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar wuxuu ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo qaatay horumarinta suugaanta, fanka iyo wacyigelinta bulshada.
- Wuxuu curiyey heeso, gabayo iyo riwaayado badan oo ka hadlayay waddaniyadda, midnimada, qabyaaladda, jacaylka, iyo arrimaha bulshada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lug leh dhacdada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladaha ku xeeran dhimashadiisa.
- Maqaalku ma xaqiijinayo sannadka saxda ah ee dhalashadiisa.
Gunaanadka akhristaha
Dhaxalka Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar sida abwaan iyo hal-abuur waxaa lagu xusaa waxqabadkiisa suugaanta Soomaaliyeed iyo dhimashadiisa murugada leh.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si loo baaro qaraxa?
- Ma jiraan xusyo la qorsheynayo oo loogu talagalay abwaan Sugaal Cabdulle Cumar?
- Maxay tahay saameynta uu shaqadiisu ku yeelatay dhaqanka Soomaalida ee casriga ah?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa khasaaraha hal-abuurka muhiimka ah ee suugaanta Soomaaliyeed iyo saameynta rabshadaha ku yeelanayaan fannaaniinta gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · cumar · cabdulle · sugaal