Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Digniin Adag Udiray Mucaaradka
Muqdisho — Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, ayaa ka hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, isagoo digniin culus udiray hoggaanka mucaaradka. Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada ammaanku si dhow ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada la xiriira amniga, isaga oo xusay in la ogyahay shaqsiyaadka iyo maleeshiyaadka lala xiriirinayo sida uu sheegay qaar kamid ah siyaasiyiinta [̷

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho — Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi, ayaa ka hadlay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, isagoo digniin culus udiray hoggaanka mucaaradka.
Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada ammaanku si dhow ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada la xiriira amniga, isaga oo xusay in la ogyahay shaqsiyaadka iyo maleeshiyaadka lala xiriirinayo sida uu sheegay qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka.
Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyay in hay’adaha ammaanku aysan aqbali doonin fal kasta oo khalkhal gelin kara amniga caasimadda Muqdisho, islamarkaana tallaabo sharci ah laga qaadi doono cid kasta oo lagu helo falal amni darro abuuri kara.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan