Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Qaabilay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim iyo wafdi ay hoggaaminayso. Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maxamed Haaruun, Agaasimaha Guud Mustafe Axmed, iyo xubno kale oo ka tirsan komishinka [&

SO
Sawir war oo la xiriira Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Qaabilay Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim iyo wafdi ay hoggaaminayso.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Ciidanka Booliska iyo Guddiga Xuquuqul Insaanka.
  2. Labada dhinac ayaa isla qiray muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.
  3. Waxaa la falanqeeyay ilaalinta xuquuqda aadanaha, isla xisaabtanka, iyo kormeerka xabsiyada.

Labada dhinac ayaa isla qiray muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.

Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, Dr. Maryam Qaasim, Maxamed Haaruun +1
Muqdisho
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xoojiyo wada-shaqeynta u dhexeysa hay'adaha amniga iyo xuquuqda aadanaha si loo ilaaliyo xuquuqda muwaadiniinta.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryam Qaasim iyo wafdi ay hoggaaminayso.

Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Maxamed Haaruun, Agaasimaha Guud Mustafe Axmed, iyo xubno kale oo ka tirsan komishinka guddiga.

Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta u dhexeysa Ciidanka Booliska iyo Guddiga Xuquuqul Insaanka, gaar ahaan ilaalinta xuquuqda aadanaha, isla xisaabtanka, qabashada cabashooyinka, iyo kormeerka xabsiyada iyo goobaha dadka lagu hayo.

Labada dhinac ayaa isla qiray muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, iyadoo la dhowrayo sharciga iyo xuquuqda aadanaha.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralguddigaqaabilaymadaxa
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.