Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo kawada hadlay Aminiga Baydhabo

Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir muhiim ah oo amniga looga hadlayay ku guddoomiyay magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida […]

SO
Taliyaha Ciidanka XDS iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo kawada hadlay Aminiga Baydhabo
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa shir amni ku yeeshay Baydhabo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Shirka ayaa looga hadlay xaaladda amni ee Baydhabo iyo caqabadaha jira.
  2. Taliyaha Ciidanka XDS ayaa faray saraakiisha in la laba jibbaaro dadaallada lagu sugayo amniga.
  3. Mas'uuliyiinta ayaa diiradda saaray muhiimadda adkeynta nabadgelyada magaalada.

Mas’uuliyiinta ayaa diiradda saaray muhiimadda ay leedahay adkeynta nabadgelyada magaalada.

S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Baydhabo
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in la xoojiyo amniga Baydhabo si loo xaqiijiyo xasilloonida guud ee deegaanka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Baydhabo – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shir muhiim ah oo amniga looga hadlayay ku guddoomiyay magaalada Baydhabo, oo ah caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee ka howlgala magaalada Baydhabo, iyadoo si qoto dheer looga wada hadlay xaaladda amni ee magaalada, caqabadaha jira, iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta hay’adaha amniga.

Mas’uuliyiinta ayaa diiradda saaray muhiimadda ay leedahay adkeynta nabadgelyada magaalada iyo dardargelinta howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida guud ee Baydhabo.

Intii uu socday kulanka, Taliyaha Ciidanka XDS ayaa saraakiisha faray in la laba jibbaaro dadaallada lagu sugayo amniga, lana xoojiyo isku dubbaridka howlgalada si looga hortago khataraha amni ee jira.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxdswasiirkabaydhabo
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.