Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.
Maxaa la shaaciyey
- Taliyaha Ciidanka XDS ayaa booqday Dhuusamareeb si uu u dardargeliyo howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta.
- Wafdiga Taliyaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka.
- Booqashadan ayaa timid xilli dood weyn ka taagan tahay doorashooyinka Galmudug.
Macnaha guud
Booqashada Taliyaha ayaa la xiriirta adkeynta amniga deegaannada Galmudug iyo dhaq-dhaqaaqyada doorashooyinka.
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada amniga iyo doorashooyinka ka socda Galmudug.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.
Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS ayaa garoonka magaalada Dhuusamareeb waxaa kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka, oo uu hoggaaminayay Taliyaha Qeybta 21-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Ujeedka safarka Taliyaha Ciidanka XDS ayaa daaran dardargelinta howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta iyo adkeynta amniga deegaannada Galmudug.
Taliya ayaa booqashadiisa lagu soo beegay xili dood weyn ay ka taagan tahay doorashooyinka Galmudug iyo dhaq-dhaqaaq Xukuumada Federaalka ka wado deegaankaas.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan