Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Difaacyada Ciidanka ee Baydhabo
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay difaacyada ciidamada ee magaalada Baydhabo, isagoo qiimeynaya xaaladda ciidanka iyo dadaallada amniga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taliyaha ayaa halkaas kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada, isaga oo ku dhiirrigeliyay geesinnimada, feejignaanta iyo naf-hurnimada ay u muujiyaan difaaca dalka iyo ilaalinta shacabka.
- Taliyaha ayaa ku abaalmariyay Ciidankan geesinimada ay ku muujiyeen Difaaca Dalka & Garab istaaga bulaashadooda, Isaga qaar ka mida saraakiisha u xiray mudnaantooda iyo ka go,anashaha difaaca dalka.
- Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa ciidamada u xaqiijiyay in Taliska Guud uu garab taagan yahay, isla markaana uu muhiimad gaar ah siinayo dhiirrigelinta, daryeelka iyo horumarinta ciidamada, si ay mar walba ugu diyaar ahaadaan difaaca dalka iyo xaqiijinta amni iyo xasillooni waarta.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kormeerka?
Waxaad akhrinaysaa turjumaadda Soomaaliga.

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · English
English · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Turjumaadda akhriska: Soomaali
Axad 29 Nov 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay difaacyada ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ugu kuurgalay xaaladda ciidanka, heegankooda iyo dadaallada ay ugu jiraan sugidda amniga.
Taliyaha ayaa halkaas kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada, isaga oo ku dhiirrigeliyay geesinnimada, feejignaanta iyo naf-hurnimada ay u muujiyaan difaaca dalka iyo ilaalinta shacabka. Waxa uu ku boorriyay inay sii laba-jibaaraan gudashada waajibaadka qaran ee loo igmaday.
Taliyaha ayaa ku abaalmariyay Ciidankan geesinimada ay ku muujiyeen Difaaca Dalka & Garab istaaga bulaashadooda, Isaga qaar ka mida saraakiisha u xiray mudnaantooda iyo ka go,anashaha difaaca dalka.
Ugu dambeyn, Taliyaha ayaa ciidamada u xaqiijiyay in Taliska Guud uu garab taagan yahay, isla markaana uu muhiimad gaar ah siinayo dhiirrigelinta, daryeelka iyo horumarinta ciidamada, si ay mar walba ugu diyaar ahaadaan difaaca dalka iyo xaqiijinta amni iyo xasillooni waarta.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay difaacyada ciidamada ee magaalada Baydhabo, isagoo qiimeynaya xaaladda ciidanka iyo dadaallada amniga.
Qodobada muhiimka ah
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay difaacyada ay ku sugan yihiin ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada Baydhabo.
- Taliyaha ayaa halkaas kula hadlay saraakiisha iyo ciidamada, isaga oo ku dhiirrigeliyay geesinnimada, feejignaanta iyo naf-hurnimada ay u muujiyaan difaaca dalka iyo ilaalinta shacabka.
- Taliyaha ayaa ciidamada u xaqiijiyay in Taliska Guud uu garab taagan yahay, isla markaana uu muhiimad gaar ah siinayo dhiirrigelinta, daryeelka iyo horumarinta ciidamada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan kormeerka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu soo jeediyay Taliyaha.
- Maqaalku ma caddeynayo wax natiijo ah ama tallaabooyin la raacayo kormeerka.
Gunaanadka akhristaha
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa si firfircoon ula falgalaya ciidamada si loo hubiyo diyaar-garowgooda iyo niyaddooda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kormeerka?
- Sidee loo qiimeyn doonaa niyadda iyo dhiirrigelinta ciidamada?
- Waa maxay caqabadaha amni ee hadda horyaalla ciidamada Baydhabo?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Turjumaad kaydsan ayaa luqaddan u diyaar ah
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ciidanka · difaacyada · dalka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada