Turkiga oo war cusub ka shaaciyay taageeradiisa DF Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Turkiga ayaa shaaciyay inuu Soomaaliya ka taageerayo sugidda amniga xeebaha, biyaha gudaha iyo aagagga badeed, taas oo qeyb ka ah heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Taageerada Ankara ayaa si gaar ah xoogga u saaraysa dhismaha awoodda ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo ay ku jirto tababarka iyo tayeynta ciidanka badda iyo ilaalada xeebaha ee Soomaaliya.
- Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga, Admiral Zeki Aktürk ayaa shirkiisa toddobaadlaha ah ee warbaahinta ku sheegay in iskaashiga Soomaaliya uu kamid yahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda dalka ee dhinaca amniga badda.
- Waxaa sidoo kale socda qorshe lagu dhisayo xarumo loogu talagalay ciidamada badda Soomaaliya, kuwaas oo Ankara ay sheegtay inay qeyb ka yihiin iskaashiga difaaca ee labada dowladood.
- JadwalkaXarumahan ayaa loo qorsheeyay inay gacan ka geystaan xoojinta amniga badda iyo horumarinta kaabayaasha milatari ee Soomaaliya, iyadoo la dhisayo awood ciidan oo awood u leh ilaalinta xeebaha iyo biyaha dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Turkigu qaadi doono si uu u taageero ciidamada badda Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Turkiga ayaa shaaciyay inuu Soomaaliya ka taageerayo sugidda amniga xeebaha, biyaha gudaha iyo aagagga badeed.
- Taageerada Ankara ayaa si gaar ah xoogga u saaraysa dhismaha awoodda ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo ay ku jirta tababarka iyo tayeynta ciidanka badda.
- Waxaa sidoo kale socda qorshe lagu dhisayo xarumo loogu talagalay ciidamada badda Soomaaliya, kuwaas oo Ankara ay sheegtay inay qeyb ka yihiin iskaashiga difaaca ee labada dowladood.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Turkiga ayaa shaaciyay inuu Soomaaliya ka taageerayo sugidda amniga xeebaha, biyaha gudaha iyo aagagga badeed, taas oo qeyb ka ah heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee labada dal.
Taageerada Ankara ayaa si gaar ah xoogga u saaraysa dhismaha awoodda ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo ay ku jirto tababarka iyo tayeynta ciidanka badda iyo ilaalada xeebaha ee Soomaaliya.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga, Admiral Zeki Aktürk ayaa shirkiisa toddobaadlaha ah ee warbaahinta ku sheegay in iskaashiga Soomaaliya uu kamid yahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda dalka ee dhinaca amniga badda.
Waxaa sidoo kale socda qorshe lagu dhisayo xarumo loogu talagalay ciidamada badda Soomaaliya, kuwaas oo Ankara ay sheegtay inay qeyb ka yihiin iskaashiga difaaca ee labada dowladood.
Xarumahan ayaa loo qorsheeyay inay gacan ka geystaan xoojinta amniga badda iyo horumarinta kaabayaasha milatari ee Soomaaliya, iyadoo la dhisayo awood ciidan oo awood u leh ilaalinta xeebaha iyo biyaha dalka.
Hase yeeshee, Aktürk wuxuu sheegay in faahfaahinta xarumahaas aan weli si buuxda loo go’aamin, iyadoo labada dowladood ay ka wada-hadlayaan goobaha laga dhisayo, muddada uu qaadanayo dhismahooda iyo waajibaadka Turkiga.
Dhinaca kale, afhayeenka ayaa caddeeyey in Turkigu sii wadi doono taageerada uu Soomaaliya siinayo si ay u dhisato awood ay isku difaacdo, iyadoo sidoo kale la xoojinayo xasilloonida dalka.
Taageeradan ayaa sidoo kale la xiriirta horumarinta dhaqaalaha, iyadoo iskaashiga labada dal uu isku xirayo amniga badda, tayeynta ciidamada iyo horumarinta kaabayaasha milatari ee Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Turkiga ayaa shaaciyay inuu Soomaaliya ka taageerayo sugidda amniga xeebaha, biyaha gudaha iyo aagagga badeed, taas oo qeyb ka ah heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha.
Qodobada muhiimka ah
- Turkiga ayaa shaaciyay inuu Soomaaliya ka taageerayo sugidda amniga xeebaha, biyaha gudaha iyo aagagga badeed.
- Taageerada Ankara ayaa si gaar ah xoogga u saaraysa dhismaha awoodda ciidamada Soomaaliyeed, iyadoo ay ku jirta tababarka iyo tayeynta ciidanka badda.
- Waxaa sidoo kale socda qorshe lagu dhisayo xarumo loogu talagalay ciidamada badda Soomaaliya, kuwaas oo Ankara ay sheegtay inay qeyb ka yihiin iskaashiga difaaca ee labada dowladood.
- Hase yeeshee, Aktürk wuxuu sheegay in faahfaahinta xarumahaas aan weli si buuxda loo go’aamin.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta Soomaaliya ee ku saabsan taageerada Turkiga.
- Faahfaahinta ku saabsan goobaha gaarka ah iyo waqtiga dhismaha xarumaha badda lama bixiyo.
- Eedeymaha waxaa lagu saleynayaa bayaanno ka soo baxay mas'uuliyiinta Turkiga iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Turkiga ayaa si firfircoon u taageeraya dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo awooddeeda amniga badda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Turkigu qaadi doono si uu u taageero ciidamada badda Soomaaliya?
- Sidee ayay dhismaha xarumaha badda u saameyn doontaa xaaladda amniga Soomaaliya?
- Waa maxay waqtiga la filayo in la dhameystiro xarumahan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · turkiga · shaaciyay · soomaaliya