War cusub oo kasoo kordhay dagaalka Golweyn kadib markii ciidanka Lafta-gareen…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa aagga Golweyn ka dib dagaal dhexmaray ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo ciidamada dowladda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM ayaa lagu soo warramayaa inay howlgal ka fuliyeen Golweyn, ayna dib uga qabsadeen ciidamada Lafta-gareen ee shalay soo gaaray halkaasi.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka ay sii wadi doonaan, iyaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ka qayb-galeen daaalkii shalay, ayna ka saari doonaan deegaannadaasi.
- Howlgalladan waxaa barbar socda duqeymo diyaaradeed oo lala beegsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo ciidamada Lafta-gareen ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in mar kale ay weerarro culus ka fuliyaan deegaannada gobolkaasi.
- Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan xiisadda dagaal ee kasoo korortay halkaasi, iyadoo saameynta colaaddan si wayn looga dareemay Shabeellaha Hoose.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay uga jawaabto colaadda socda?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa aagga Golweyn ka dib markii ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ay la wareegeen halkaasi kadib dagaal ay la galeen ciidamada
- Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM ayaa lagu soo warramayaa inay howlgal ka fuliyeen Golweyn, ayna dib uga qabsadeen ciidamada Lafta-gareen ee shalay soo gaaray halkaasi.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka ay sii wadi doonaan, iyaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ka qayb-galeen daaalkii shalay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Afgooye (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saaka xaalad kacsanaan ah laga dareemayo aagga deegaanka Golweyn oo ay shalay la wareegeen ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), kadib dagaal ay la galeen ciidamada dowladda.
Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM ayaa lagu soo warramayaa inay howlgal ka fuliyeen Golweyn, ayna dib uga qabsadeen ciidamada Lafta-gareen ee shalay soo gaaray halkaasi.
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka ay sii wadi doonaan, iyaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ka qayb-galeen daaalkii shalay, ayna ka saari doonaan deegaannadaasi.
Howlgalladan waxaa barbar socda duqeymo diyaaradeed oo lala beegsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo ciidamada Lafta-gareen ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose, si looga hortago in mar kale ay weerarro culus ka fuliyaan deegaannada gobolkaasi.
Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan xiisadda dagaal ee kasoo korortay halkaasi, iyadoo saameynta colaaddan si wayn looga dareemay Shabeellaha Hoose.
Xiisaddan ayaa kusoo aaday, iyada oo maalmo kahor ciidamada Uganda ay kasoo baxeen deegaanno iyo degmooyin muiim ah oo ku yaalla gobolka, waxaana kadib xigay dagaalka ay soo qaadeen maleeshiyaadka shalay qabsaday deegaanka Golweyn, inkastoo haatan dib looga saaray.
Horay ciidamada daacadda u ah Lafta-gareen ayaa weerarro uga fuliyay Baay iyo Bakool, iyaga oo deegaanno iyo degmooyin muhiim ah kala wareegay maamulka Aadan Madoobe.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa aagga Golweyn ka dib dagaal dhexmaray ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo ciidamada dowladda.
Qodobada muhiimka ah
- Xaalad kacsanaan ah ayaa laga soo sheegayaa aagga Golweyn ka dib markii ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ay la wareegeen halkaasi kadib dagaal ay la galeen ciidamada
- Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM ayaa lagu soo warramayaa inay howlgal ka fuliyeen Golweyn, ayna dib uga qabsadeen ciidamada Lafta-gareen ee shalay soo gaaray halkaasi.
- Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgalka ay sii wadi doonaan, iyaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ka qayb-galeen daaalkii shalay.
- Howlgalladan waxaa barbar socda duqeymo diyaaradeed oo lala beegsanayo maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo ciidamada Lafta-gareen ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin rasmi ah oo ka socda dowladda Soomaaliya oo ku saabsan colaadda.
- Ma jiro jawaab ka timid dowladda oo ku saabsan xiisadda la soo sheegay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warar ka yimid saraakiil milatari iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Golweyn waxay weli tahay mid kacsan iyadoo ay socdaan howlgal milatari iyo duqeymo lagu beegsanayo kooxaha maleeshiyada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ay qaadi doonto si ay uga jawaabto colaadda socda?
- Sidee bay ka bixitaanka ciidamada Uganda u saameyn doontaa xaaladda gobolka?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka imaanaya ka qaybgalka Al-Shabaab ee colaaddan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · lafta · gareen
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Ciidanka Lafta-gareen oo la wareegay Golweyn iyo taliye sare oo qarax lagu dilay
Caasimada Online
- Mareykanka oo muddo hal sano ah dib u cusbooneysiinaya taageerada milatari ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Shabelle Media
- Madaxweyne Deni oo Qaabilay Safiirka Ingiriiska, Kana Wada Hadlay Amniga Puntland
Hiiraanweyn