Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalka Baydhabo oo weli socda
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDagaal culus ayaa weli ka socdo qaybo ka mid ah Baydhabo, iyadoo dhinacyadu ay isu adeegsanayaan hub noocyo kala duwan ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ilo maxalli ah iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in xaaladdu ay weli kacsan tahay, iyadoo laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah Baydhabo, balse m a jiraan xogo madax-bannaan oo si rasmi ah u xaqiijin kara khasaaraha iyo halka uu dagaalku marayo weli lama hayo .
- Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyaad taabacsan maamulkii hore ee laftagareen oo ayagu sheegay inay weerarka qaadeen.
- Afhayeen u hadlay dhinaca ciidamada taageersan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in ciidamadoodu ay weerar ku qaadeen magaalada Baydhabo, isagoo xusay in ujeeddadu tahay inay gudaha magaalada la wareegaan.
- Ilaa hadda, maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka Soomaaliya si faahfaahsan ugama aysan hadlin dhammaan wararka iyo sheegashooyinka la xiriira halka uu marayo dagaalka , taasoo sababtay in xogaha soo baxaya ay noqdaan kuwo kala duwan.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirada khasaaraha ee dagaalka ka dhashay?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ilo maxalli ah iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in xaaladdu ay weli kacsan tahay, iyadoo laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah Baydhabo.
- Afhayeen u hadlay dhinaca ciidamada taageersan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in ciidamadoodu ay weerar ku qaadeen magaalada Baydhabo, isagoo xusay in ujeeddadu tahay inay gudaha magaalada la wareegaan.
- Ilaa hadda, maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka Soomaaliya si faahfaahsan ugama aysan hadlin dhammaan wararka iyo sheegashooyinka la xiriira halka uu marayo dagaalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu weli ka socdo qaybo ka mid ah magaalada, iyadoo dhinacyadu ay isu adeegsanayaan hub noocyo kala duwan ah.
Ilo maxalli ah iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in xaaladdu ay weli kacsan tahay, iyadoo laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah Baydhabo, balse m a jiraan xogo madax-bannaan oo si rasmi ah u xaqiijin kara khasaaraha iyo halka uu dagaalku marayo weli lama hayo .
Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyaad taabacsan maamulkii hore ee laftagareen oo ayagu sheegay inay weerarka qaadeen.
Afhayeen u hadlay dhinaca ciidamada taageersan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in ciidamadoodu ay weerar ku qaadeen magaalada Baydhabo, isagoo xusay in ujeeddadu tahay inay gudaha magaalada la wareegaan.
Ilaa hadda, maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka Soomaaliya si faahfaahsan ugama aysan hadlin dhammaan wararka iyo sheegashooyinka la xiriira halka uu marayo dagaalka , taasoo sababtay in xogaha soo baxaya ay noqdaan kuwo kala duwan.
Ma aha markii ugu horreysay ee Baydhabo ay ka dhacaan iska horimaadyo u dhexeeya dhinacyada isku haya siyaasadda Koonfur Galbeed, waxaana ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay horey uga hortageen weerarro noocaan ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dagaal culus ayaa weli ka socdo qaybo ka mid ah Baydhabo, iyadoo dhinacyadu ay isu adeegsanayaan hub noocyo kala duwan ah. Ilo maxalli ah iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in xaaladdu ay weli kacsan tahay, iyadoo laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah magaalada.
Qodobada muhiimka ah
- Dagaal culus ayaa weli ka socdo qaybo ka mid ah Baydhabo, iyadoo dhinacyadu ay isu adeegsanayaan hub noocyo kala duwan ah.
- Ilo maxalli ah iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in xaaladdu ay weli kacsan tahay, iyadoo laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo ka dhacaya qaybo ka mid ah Baydhabo.
- Afhayeen u hadlay dhinaca ciidamada taageersan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in ciidamadoodu ay weerar ku qaadeen magaalada Baydhabo, isagoo xusay in ujeeddadu tahay inay gudaha magaalada la wareegaan.
- Ilaa hadda, maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka Soomaaliya si faahfaahsan ugama aysan hadlin dhammaan wararka iyo sheegashooyinka la xiriira halka uu marayo dagaalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan khasaaraha ama xaaladda hadda ee dagaalka.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid maamulka Koonfur Galbeed ama dowladda federaalka oo ku saabsan xaaladda.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay ilo maxalli ah iyo muuqaallo baraha bulshada ah oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Baydhabo waa mid kacsan, iyadoo dagaal socdo iyo warar rasmi ah oo aan caddeyn la hayn.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tirada khasaaraha ee dagaalka ka dhashay?
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee ay qaadayaan maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka si ay uga jawaabaan khilaafka?
- Muddo intee le'eg ayaa la filayaa in dagaalku socdo?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · weli · dambeeyay · wararkii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada