Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Mucaaraadka iyo dowladda ee ka socda Muqdisho

Waxaa goordhow soo idlaaday shirkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kaas oo ka socday magaalada Muqdisho, iyadoo dhinacyadu ay isku fahmi waayeen qodobadii…

SO
Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Mucaaraadka iyo dowladda ee ka socda Muqdisho
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Shirkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa goordhow soo idlaaday, iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin arrimaha doorashooyinka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dood adag ayaa ka dhalatay nooca doorasho ee dalka uu geli doono.
  2. Wakiillada Beesha Caalamka ayaa shirka ka baxay kadib markii aan la gaarin heshiis.
  3. Dhinacyadu waxay isku raaceen in galabta la isugu soo laabto fadhi kale.

Macnaha guud

Kulankan ayaa imanaya xilli uu sii xoogeysanayo cadaadiska siyaasadeed ee la xiriira doorashooyinka iyo mustaqbalka siyaasadda dalka.

Dooddu ay qaadatay waqti dheer islamarkaana aan wax heshiis ah laga gaarin arrimaha miiska saarnaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud
Muqdisho
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay fahmaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hannaanka doorashooyinka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Waxaa goordhow soo idlaaday shirkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kaas oo ka socday magaalada Muqdisho, iyadoo dhinacyadu ay isku fahmi waayeen qodobadii ugu muhiimsanaa ee laga doodayay.

Shirka oo ay qeyb ka ahayd Beesha Caalamka ayaa la sheegay in dood adag ay ka dhalatay nooca doorasho ee dalka uu geli doono iyo hannaanka siyaasadeed ee lagu wajahayo marxaladda soo socota.

Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya in wakiillada Beesha Caalamka ay markii dambe ka baxeen shirka, kadib markii dooddu ay qaadatay waqti dheer islamarkaana aan wax heshiis ah laga gaarin arrimaha miiska saarnaa.

Qodobka ugu weyn ee la isku mari waayay ayaa ahaa hannaanka doorashooyinka dalka, iyadoo mucaaradku ay dalbanayaan doorasho heshiis lagu yahay, halka dowladda ay ku adkeysaneyso qorshaha ay horay u shaacisay.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralmuqdishoshirkasocda
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.