Wasiir Fiqi oo Xarigga ka Jaray Dugsi, Dhagax-dhigna Dhigay Isbitaal Warsheekh
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Wasiir Fiqi ayaa ka qeybgalay xarig-jarka dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka degmada Warsheekh.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir; Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr.
- Wasiirka ayaa sidoo kale ammaanay iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Türkiye ee suurageliyay hirgelinta mashaariicdan, isaga oo xusay in adeegyada bulshadu ay saldhig u yihiin horumarka iyo dib-u-dhiska dalka.
- Ugu dambeyn, Wasiir Fiqi ayaa Dowladda Türkiye uga mahadceliyay taageerada ballaaran ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeegyada bulshada sida waxbarashada iyo caafimaadka, iyo taageerada ay siiso hay’adaha difaaca iyo amniga.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin adeegyada gaarka ah ee isbitaalka cusub uu bixin doono?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mashaariicdan waxaa maalgeliyay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka aan walaalaha nahay ee Türkiye.
- Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay hirgelinta dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka, isaga oo tilmaamay in labada mashruuc ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka.
- Wasiir Fiqi ayaa Dowladda Türkiye uga mahadceliyay taageerada ballaaran ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Talaado 24 Nov 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga ee xilka wareejinaya oo ka qeybgalay xarig-jarka Dugsiga Waxbarashada iyo dhagax-dhigga Isbitaalka degmada Warsheekh.
Wasiirka Gaashaandhigga ee xilka wareejinaya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xarig-jarka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare iyo dhagax-dhigga Isbitaalka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan waxaa maalgeliyay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka aan walaalaha nahay ee Türkiye.
Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir; Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen; Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen; Safiirka Dowladda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ferhat Alkan; Guddoomiyaha degmada Warsheekh iyo Wasiirro ka socda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay hirgelinta dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka, isaga oo tilmaamay in labada mashruuc ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka, kor u qaadista tayada nolosha bulshada iyo daboolidda baahiyaha aasaasiga ah ee dadka ku nool degmada Warsheekh iyo deegaannada ku xeeran.
Wasiirka ayaa sidoo kale ammaanay iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Türkiye ee suurageliyay hirgelinta mashaariicdan, isaga oo xusay in adeegyada bulshadu ay saldhig u yihiin horumarka iyo dib-u-dhiska dalka.
Ugu dambeyn, Wasiir Fiqi ayaa Dowladda Türkiye uga mahadceliyay taageerada ballaaran ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeegyada bulshada sida waxbarashada iyo caafimaadka, iyo taageerada ay siiso hay’adaha difaaca iyo amniga.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiir Fiqi ayaa ka qeybgalay xarig-jarka dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka degmada Warsheekh.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiir Fiqi ayaa ka qeybgalay xarig-jarka dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka degmada Warsheekh.
- Mashaariicdan waxaa maalgeliyay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka aan walaalaha nahay ee Türkiye.
- Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay hirgelinta dugsiga iyo dhagax-dhigga isbitaalka, isaga oo tilmaamay in labada mashruuc ay door muhiim ah ka qaadan doonaan horumarinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka.
- Wasiir Fiqi ayaa Dowladda Türkiye uga mahadceliyay taageerada ballaaran ee ay la garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Eedeymaha ku saabsan maalgelinta iyo taageerada waxay ku saleysan yihiin hadallada Wasiir Fiqi.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan saameynta mashaariicda lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Ka-qaybgalka Wasiir Fiqi ee mashaariicdan ayaa muujinaya dadaallada socda ee lagu horumarinayo waxbarashada iyo caafimaadka degmada Warsheekh.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin adeegyada gaarka ah ee isbitaalka cusub uu bixin doono?
- Sidee bulshada loogu dari doonaa maareynta dugsiga cusub?
- Ma jiraan qorsheyaal kale oo iskaashi la leh Türkiye?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · fiqi · dhagax · warsheekh
Sii akhri
- Daawo: Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo si xun u weeraray taliye Shub
Caasimada Online
- Maxaa ka socda Warsheekh?
Caasimada Online
- Xog: Labada sabab ee Fiqi ku waayey xilka wasiirka difaaca
Caasimada Online