Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum) oo lagu qabtay magaalada Rabat ee dalka Morocco. Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa “Qaabeynta Kobaca ka faa’iidaysiga hubanti la’aanta loona beddelo fursado” (“Structuring Growth: Turning Uncertaint
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed, ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah ee lagu qabtay Morocco.
Maxaa la shaaciyey
- Madashu waxay diiradda saartay wada-hadallo ku saabsan kobaca dhaqaalaha iyo iskaashiga gobolka.
- Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa 'Qaabeynta Kobaca: Turning Uncertainty into Opportunity'.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay go'aankeeda ku aaddan xoojinta iskaashiga dhaqaalaha caalamiga ah.
“Qaabeynta Kobaca: Turning Uncertainty into Opportunity”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan dadaallada lagu xoojinayo kobaca dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum) oo lagu qabtay magaalada Rabat ee dalka Morocco. Hal-ku-dhigga madashu wuxuu ahaa “Qaabeynta Kobaca ka faa’iidaysiga hubanti la’aanta loona beddelo fursado” (“Structuring Growth: Turning Uncertainty into Opportunity”).
Madashan oo ay isugu yimaadeen wasiirro, diblomaasiyiin, khubaro dhanka dhaqaalaha ah, iyo xeel-dheereyaal siyaasadeed ayaa diiradda lagu saaray wada-hadallo ku saabsan kobaca dhaqaalaha, iskaashiga gobolka, maalgashiga, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo sidoo kale caqabadaha iyo fursadaha ka jira dhaqaalaha caalamka ee si xawli ah isu beddelaya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha caalamiga ah iyo horumar waara oo lagu taageerayo kobaca dhaqaalaha dalka iyo xasilloonida gobolka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan