Wasiirka Awqaafta oo kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee caawa laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed. Wasiir Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa xog wareystay qaar ka mid ah xujeyda iyo howl-wadeenada rarayo, waxaana uu kula dar daarmay in si masuuliyad ah loo guuriyo xujeyda. 11615 xaaji Soomaaliyeed […]
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay Hoteeladda Makka ee caawa laga rarayo xujeyda Soomaaliyeed.
Wasiir Sheekh Mukhtaar Rooboow ayaa xog wareystay qaar ka mid ah xujeyda iyo howl-wadeenada rarayo, waxaana uu kula dar daarmay in si masuuliyad ah loo guuriyo xujeyda.
11615 xaaji Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah malaayiinta xujeyda ah ee sanadkaan 1447/2026 waxaana Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ay ku dadaaleysaa sidii ay xujeyda Soomaaliyeed si wanaagsan ay ugu gudan lahaayeen acmaasha iyo waajibaadka Xajka
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan