Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Muqdisho kula Kulmay Wafdi ka Socda Jarmalka
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Jarmalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa looga wada hadlay dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya, horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga gaarka loo leeyahay, xoojinta isdhexgalka dhaqaale ee gobolka Geeska Afrika (HoAI), iyo iskaashiga horumarineed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jarmalka.
- Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga labada dal, si loo taageero dadaallada Dowladda Soomaaliya ee ku aaddan kobaca dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga iyo maalgalinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
- Notify me of follow-up comments by email.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Jarmalka.
Kulanka ayaa looga wada hadlay dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya, horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga gaarka loo leeyahay, xoojinta isdhexgalka dhaqaale ee gobolka Geeska Afrika (HoAI), iyo iskaashiga horumarineed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jarmalka.
Kulanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga labada dal, si loo taageero dadaallada Dowladda Soomaaliya ee ku aaddan kobaca dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga iyo maalgalinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wafdi · jarmalka · kula