Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania,waxana halkaa ku soo dhaweeyey Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo masuuliyiinta Safaaradda. Wasiiru Dowlaha ayaa warbixin ka dhag
Waxa muhiimka ah
- Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
- Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania,waxana halkaa ku soo dhaweeyey Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo masuuliyiinta Safaaradda. Wasiiru Dowlaha ayaa warbixin ka dhag
- Waxaa qoray Somali National TV

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania,waxana halkaa ku soo dhaweeyey Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo masuuliyiinta Safaaradda.
Wasiiru Dowlaha ayaa warbixin ka dhageystay masuuliyiinta Safaaradda, isagoo adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka labada dal iyo dardargelinta adeegyada loo qabta muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Sidoo kale Wasiiru Dowlaha iyo wafdigiisa ayaa kulan casho-sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee hormuudka u ah ganacsiga dalka Tanzania. Kulanka ayaa looga hadlay doorka ganacsatada Soomaaliyeed, fursadaha maalgashi iyo sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka dhaqaale iyo ganacsi ee Soomaaliya iyo Tanzania.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.