Xasan oo dabacsanaan u muujiyay mucaaradka, kuna wargeliyay arrin uu ogolaaday
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay dabacsanaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka si loo gaaro heshiis ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee socda Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal toos ah la yeesho mucaaradka, iyadoo uu aqbalay in wada-hadallada lagu qabto goob kasta oo ay mucaaradku ku kalsoon yihiin, halkii markii hore uu ku dhaganaa in wada-hadallada siyaasadeed ka dhacaan Villa Soomaaliya.
- Tan ayuu madaxweynuhu ku doonaya in mucaaradka aqbalo wada-hadallada, xilli ay fashilmatay gogoshii uu hore u dhigay.
- Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa xalay illaa maanta yeeshay kulamo ay kaga arrinsanayaan farriinta Xasan Sheekh iyo jawaabta ay ka bixinayaan, hase yeeshee illaa hadda lama shaacin mowqif rasmi ah oo ay ka qaateen dalabka madaxweynaha.
- Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee dowladda iyo mucaaradka, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo hannaanka dowladnimada dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa jawaabta gaarka ah ee hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee farriinta madaxweynaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin u diray hoggaamiyeyaasha mucaaradka, isagoo muujiyay dabacsanaan si khilaafka siyaasadeed ee jira looga gaaro heshiis loo dhan yahay.
- Madaxweynaha ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal toos ah la yeesho mucaaradka, iyadoo uu aqbalay in wada-hadallada lagu qabto goob kasta oo ay mucaaradku ku kalsoon yihiin, halkii markii hore uu ku dhaganaa in wada-hadallada si
- Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa xalay illaa maanta yeeshay kulamo ay kaga arrinsanayaan farriinta Xasan Sheekh iyo jawaabta ay ka bixinayaan, hase yeeshee illaa hadda lama shaacin mowqif rasmi ah oo ay ka qaateen dalabka madaxweynaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin u diray hoggaamiyeyaasha mucaaradka, isagoo muujiyay dabacsanaan si khilaafka siyaasadeed ee jira looga gaaro heshiis loo dhan yahay.
Madaxweynaha ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal toos ah la yeesho mucaaradka, iyadoo uu aqbalay in wada-hadallada lagu qabto goob kasta oo ay mucaaradku ku kalsoon yihiin, halkii markii hore uu ku dhaganaa in wada-hadallada siyaasadeed ka dhacaan Villa Soomaaliya.
Tan ayuu madaxweynuhu ku doonaya in mucaaradka aqbalo wada-hadallada, xilli ay fashilmatay gogoshii uu hore u dhigay.
Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa xalay illaa maanta yeeshay kulamo ay kaga arrinsanayaan farriinta Xasan Sheekh iyo jawaabta ay ka bixinayaan, hase yeeshee illaa hadda lama shaacin mowqif rasmi ah oo ay ka qaateen dalabka madaxweynaha.
Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee dowladda iyo mucaaradka, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo hannaanka dowladnimada dalka.
Sidoo kale, dhaq-dhaqaaqa cusub ee siyaasadeed ayaa dhacay maalin kaddib markii dowladda Soomaaliya ay safiirka Imaaraadka ku amartay inuu dalka kaga baxo muddo 72 saacadood ah, iyadoo sidoo kale u yeeratay safiirkeedii u fadhiyay Abu Dhabi si wadatashi loola yeesho.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa horey qaar ka mid ah mucaaradka iyo madaxda dowlad-goboleedyada ugu eedeysay inay xiriir dhow la leeyihiin dalal shisheeye, oo uu Imaaraadku ka mid yahay, taasoo uga sii dartay xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa dhinacyada.
Xasan Sheekh oo khudbad jeediyay maalmo ka hor ayaa sidoo kale siyaasiyiinta mucaaradka ugu baaqay inay shacabka dhex-galaan oo ay u bandhigaan qorshahooda siyaasadeed, isagoo uga digay inay danaha waaweyn ee qaranka ku beddeshaan manfac lacageed.
Si kastaba, waxa weli la sugayaa jawaabta rasmiga ah ee mucaaradka, iyadoo aan la ogeyn in aqbalaadda madaxweynaha ee goobta kulanka ay horseedi doonto dib u bilaabashada wada-hadallada siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muujiyay dabacsanaan hoggaamiyeyaasha mucaaradka si loo gaaro heshiis ku saabsan khilaafka siyaasadeed ee socda Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin u diray hoggaamiyeyaasha mucaaradka, isagoo muujiyay dabacsanaan si khilaafka siyaasadeed ee jira looga gaaro heshiis loo dhan yahay.
- Madaxweynaha ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal toos ah la yeesho mucaaradka, iyadoo uu aqbalay in wada-hadallada lagu qabto goob kasta oo ay mucaaradku ku kalsoon yihiin, halkii markii hore uu ku dhaganaa in wada-hadallada si
- Hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa xalay illaa maanta yeeshay kulamo ay kaga arrinsanayaan farriinta Xasan Sheekh iyo jawaabta ay ka bixinayaan, hase yeeshee illaa hadda lama shaacin mowqif rasmi ah oo ay ka qaateen dalabka madaxweynaha.
- Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee dowladda iyo mucaaradka, iyadoo labada dhinac ay isku hayaan arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka iyo hannaanka dowladnimada dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee ku aaddan farriinta madaxweynaha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan kulamada ay yeesheen hoggaamiyeyaasha mucaaradka.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka gaarka ah ee diyaarinta madaxweynaha ee wada-hadalka.
Gunaanadka akhristaha
Diyaarinta madaxweynaha ee wada-hadalka waxay saameyn ku yeelan kartaa muuqaalka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa jawaabta gaarka ah ee hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee farriinta madaxweynaha?
- Ma wada-hadaladu waxay horseedi doonaan xal u helidda khilaafka siyaasadeed?
- Maxay yihiin saameynta khilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee ku saabsan dowladnimada Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · muujiyay · dabacsanaan · xasan