Xasan Sheekh oo Muqdisho ku martiqaaday Museveni
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay in uu aqbalay martitaadka, iyada oo aan la shaacin taariikhda martiqaadkaas.
- “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni ku martiqaaday inuu booqasho ku yimaado Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal ka soobaxay Villa Somalia.
- “Martiqaadka si farxad leh ayaa loo aqbalay, taariikhaha booqashadana waxaa la isku raaci doonaa iyadoo loo marayo habka diblomaasiyadeed” ayaa la raaciyay.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay afar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda, isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni.
- Waxa weli aan caddayn
- Taariikhdee ayaa booqashadu la qorsheynayaa?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay in uu aqbalay martitaadka, iyada oo aan la shaacin taariikhda martiqaadkaas.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay afar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda, isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay in uu aqbalay martitaadka, iyada oo aan la shaacin taariikhda martiqaadkaas.
“Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni ku martiqaaday inuu booqasho ku yimaado Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal ka soobaxay Villa Somalia.
“Martiqaadka si farxad leh ayaa loo aqbalay, taariikhaha booqashadana waxaa la isku raaci doonaa iyadoo loo marayo habka diblomaasiyadeed” ayaa la raaciyay.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay afar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda, isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni.
Labada madaxweyne waxay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya iyo khilaafka ka taagan arrimaha doorashooyinka, iyada oo madaxweyne Museveni uu u sheegay Xasan Sheekh in uu talada dhulka dhigo, islamarkaana aqbalo guddi shaqo oo qabta doorasho la wada ogolyahay.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa si weyn u soo dhoweeyey go’aankiii ay maanta xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ku…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay in uu aqbalay martitaadka, iyada oo aan la shaacin taariikhda martiqaadkaas.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni.
- Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay in uu aqbalay martitaadka, iyada oo aan la shaacin taariikhda martiqaadkaas.
- Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay afar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda, isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan taariikhda la qorsheynayo ee booqashada.
- Ma jiro jawaab ka timid Madaxweyne Museveni oo ku saabsan martiqaadka.
- Maqaalku ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
Gunaanadka akhristaha
Martiqaadka Madaxweynaha Xasan Sheekh ee Madaxweyne Museveni wuxuu muujinayaa xiriir diblomaasiyadeed oo socda oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Uganda.
Waxa weli aan caddayn
- Taariikhdee ayaa booqashadu la qorsheynayaa?
- Maxaa laga filan karaa natiijooyinka ka soo baxa kulamada labada madaxweyne?
- Sidee ayaa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya looga hadli doonaa kadib kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xasan · museveni · sheekh
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada