Xog: Wax ka beddelka xeerka doorashooyinka oo loo gudbiyay Golaha Wasiirrada
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guda-gashay hirgelinta hannaankeeda doorashada iyadoo Golaha Wasiirrada loo gudbiyey wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hannaankan cusub ayaa dhigaya in xisbiyada siyaasadeed ay yeelanayaan awoodda xulista xildhibaannada ku metelaya baarlamaanka, taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii liis furan ee awoodda xulista ay leeyihiin dadweynaha.
- Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda ee ku aaddan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, iyadoo xukuumaddu ku adkeysaneyso in doorashada lagu saleeyo nidaamka xisbiyada badan iyo hannaan doorasho oo ay xisbiyadu door muuqda ku leeyihiin.
- Dhanka kale, mucaaradka ayaa qaba aragti ka duwan tan dowladda, waxaana ay doonayaan doorasho toos ah oo ku saleysan nidaamka qabiilka, iyagoo sidoo kale diiddan in doorashada lagu saleeyo xisbi iyo diiwaangelin.
- Khilaafka labada dhinac ayaa sidoo kale si weyn uga taagan qaabka loo dhisayo guddiga doorashada, iyadoo mucaaradku uu doonayo guddi laba heer ah oo qaabilsan howlaha doorashada, halka dowladda ay door-bideyso hal guddi oo dalka oo dhan ka shaqeeya.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeediyay wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Hannaankan cusub ayaa dhigaya in xisbiyada siyaasadeed ay yeelanayaan awoodda xulista xildhibaannada ku metelaya baarlamaanka, taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii liis furan.
- Mucaaradka ayaa qaba aragti ka duwan tan dowladda, waxaana ay doonayaan doorasho toos ah oo ku saleysan nidaamka qabiilka.
- Golaha Wasiirrada uu caawa ka arrinsanayo magacaabista xilal cusub, kuwaas oo la filayo inay la xiriiraan xiisadaha siyaasadeed ee ka jira deegaannada qaar.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guda-gashay hirgelinta hannaankeeda doorashada qof iyo cod, iyadoo Golaha Wasiirrada loo gudbiyey wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka oo laga dhigayo liis xidhan.
Hannaankan cusub ayaa dhigaya in xisbiyada siyaasadeed ay yeelanayaan awoodda xulista xildhibaannada ku metelaya baarlamaanka, taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii liis furan ee awoodda xulista ay leeyihiin dadweynaha.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshaha dowladda ee ku aaddan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, iyadoo xukuumaddu ku adkeysaneyso in doorashada lagu saleeyo nidaamka xisbiyada badan iyo hannaan doorasho oo ay xisbiyadu door muuqda ku leeyihiin.
Dhanka kale, mucaaradka ayaa qaba aragti ka duwan tan dowladda, waxaana ay doonayaan doorasho toos ah oo ku saleysan nidaamka qabiilka, iyagoo sidoo kale diiddan in doorashada lagu saleeyo xisbi iyo diiwaangelin.
Khilaafka labada dhinac ayaa sidoo kale si weyn uga taagan qaabka loo dhisayo guddiga doorashada, iyadoo mucaaradku uu doonayo guddi laba heer ah oo qaabilsan howlaha doorashada, halka dowladda ay door-bideyso hal guddi oo dalka oo dhan ka shaqeeya.
Arrimahaas ayaa kusoo aadaya xilli Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ay weli ku kala aragti duwan yihiin qaabka loo wajahayo doorashada, xilli mucaaradka ku doodayo inuu dhamaaday muddo-xileedka sharciga ah ee dowladda.
Wararka ayaa intaas ku daraya in Golaha Wasiirrada uu caawa ka arrinsanayo magacaabista xilal cusub, kuwaas oo la filayo inay la xiriiraan xiisadaha siyaasadeed ee ka jira deegaannada qaar.
Magacaabista xilalka cusub ayaa kusoo beegmeysa iyadoo dowladda ay isku dayeyso inay wajahdo xaaladaha siyaasadeed ee soo kordhaya, xilli doodda ku saabsan hannaanka doorashada iyo qaabka loo maareynayo ay weli taagan tahay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guda-gashay hirgelinta hannaankeeda doorashada iyadoo Golaha Wasiirrada loo gudbiyey wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka. Hannaankan cusub ayaa dhigaya in xisbiyada siyaasadeed ay yeelanayaan awoodda xulista xildhibaannada ku metelaya baarlamaanka, taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii liis furan.
Qodobada muhiimka ah
- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guda-gashay hirgelinta hannaankeeda doorashada iyadoo Golaha Wasiirrada loo gudbiyey wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka.
- Hannaankan cusub ayaa dhigaya in xisbiyada siyaasadeed ay yeelanayaan awoodda xulista xildhibaannada ku metelaya baarlamaanka, taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii liis furan.
- Mucaaradka ayaa qaba aragti ka duwan tan dowladda, waxaana ay doonayaan doorasho toos ah oo ku saleysan nidaamka qabiilka.
- Golaha Wasiirrada uu caawa ka arrinsanayo magacaabista xilal cusub, kuwaas oo la filayo inay la xiriiraan xiisadaha siyaasadeed ee ka jira deegaannada qaar.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mucaaradka ee ku saabsan wax-ka-beddelka doorashooyinka ee dowladda.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la xiriira hannaanka doorashada.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ay soo saareen Xukuumadda Federaalka iyo mucaaradka iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay horay u socotaa isbeddelada doorashada oo ay ka dhex muuqdaan aragtiyo kala duwan oo ka imanaya dhinacyada siyaasadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee lagu soo jeediyay wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka?
- Sidee hannaanka cusub ee doorashada u saameyn doonaa ka qaybgalka codbixiyayaasha?
- Maxay yihiin cawaaqibka khilaafka siyaasadeed ee socda ee hannaanka doorashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wax · doorashooyinka · xeerka