Xog: Xasan oo u baxaya safar dibadeed xilli ay fashilmatay gogoshii uu fidiyay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Kampala, Uganda si uu wad-hadallo ula yeelan doono Madaxweynaha Yoweri Museveni, iyadoo kulankoodu diiradda ku saari doono khilaafka siyaasadeed iyo xaaladda amniga Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaLabada Madaxweyne ayaa la filayaa inay kulankooda diiradda ku saaraan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee taagan, xaaladda amniga iyo arrimaha guud ee gobolka.
- Ilo wareedyo lagu kalsoonaan ayaa innoo xaqiijiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho hal maalin ah ku tegayo Kampala, ayna is arki doonaan dhiggiisa Uganda.
- Safarka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xilli ay fashilantay gogoshii uu fidiyay, kaddib markii xubnaha mucaaradka ay ka biyo diideen inay la galaan wada-hadallo toos ah oo looga arrinsanayo ismari-waaga u dhexeeya labada dhinac.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo faah-faahiyay sababta ay ku diideen gogosha Villa Somalia ayaa sheegay in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulamada Kampala?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Kampala, Uganda si uu wad-hadallo ula yeelan doono Madaxweynaha Yoweri Museveni.
- Kulankooda ayaa diiradda ku saari doona khilaafka siyaasadeed ee taagan iyo xaaladda amniga Soomaaliya.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ka biyo diideen inay la galaan wada-hadallo toos ah oo looga arrinsanayo ismari-waaga u dhexeeya labada dhinac.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu berri oo Isniin ah u ambabaxo magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda, halkaas oo uu wad-hadallo kula yeelan doono dhiggiisa dalkaas, Yoweri Museveni.
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan ayaa innoo xaqiijiyay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho hal maalin ah ku tegayo Kampala, ayna is arki doonaan dhiggiisa Uganda.
Labada Madaxweyne ayaa la filayaa inay kulankooda diiradda ku saaraan xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ee taagan, xaaladda amniga iyo arrimaha guud ee gobolka.
Safarka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xilli ay fashilantay gogoshii uu fidiyay, kaddib markii xubnaha mucaaradka ay ka biyo diideen inay la galaan wada-hadallo toos ah oo looga arrinsanayo ismari-waaga u dhexeeya labada dhinac.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo faah-faahiyay sababta ay ku diideen gogosha Villa Somalia ayaa sheegay in 13 jeer ay shirar la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, balse kulamadaasi aysan wax natiijo ah kasoo bixin.
Wuxuu goluhu intaas ku daray in xilligan aysan diyaar u ahayn inay mar kale waqti ku lumiyaan kulan ay la yeeshaan Xasan Sheekh Maxamuud, maadaama shirarkii hore aysan wax natiijo muuqata kasoo bixin.
Dhanka kale, isla booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo aadeysa, xilli haatan dowladda Uganda ay bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo gudaha Soomaaliya. Ciidamada Uganda ee jooga dalka waxay ku kala howlgalaan laba hannaan qaar waxaa lagu keenay heshiis laba geesood ah oo u dhexeeya Kampala iyo Muqdisho, halka kuwa kale ay ka tirsan yihiin howlgalka AUSSOM.
Bixitaanka degdegga ah ee Uganda billowday horraantii bishan wuxuu marka hore khuseeyaa ciidamada ku jooga heshiiska labada dowladood. Ciidamada Uganda ayaa sheegay in kooxdii ugu horreysay ay dalkooda dib ugu laabatay, halka bixitaanka ciidamada ku jira AUSSOM loo fulin doono si tartiib-tartiib ah ilaa dhammaadka 2027.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Kampala, Uganda si uu wad-hadallo ula yeelan doono Madaxweynaha Yoweri Museveni, iyadoo kulankoodu diiradda ku saari doono khilaafka siyaasadeed iyo xaaladda amniga Soomaaliya. Booqashadan ayaa timid ka dib markii Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay diideen inay ka qayb qaataan wada-hadallo toos ah oo lala yeesho madaxweynaha.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Kampala, Uganda si uu wad-hadallo ula yeelan doono Madaxweynaha Yoweri Museveni.
- Kulankooda ayaa diiradda ku saari doona khilaafka siyaasadeed ee taagan iyo xaaladda amniga Soomaaliya.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ka biyo diideen inay la galaan wada-hadallo toos ah oo looga arrinsanayo ismari-waaga u dhexeeya labada dhinac.
- Dowladda Uganda ayaa bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo gudaha Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ama Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee ku saabsan diidmada wada-hadallada.
- Eedeymaha ku saabsan khilaafka siyaasadeed iyo xaaladda amniga waxay ku saleysan yihiin bayaanno ka yimid Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed mana muujinayaan xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahinta ku saabsan bixitaanka ciidamada Uganda ayaa la weriyay laakiin ma haystaan xaqiijin madax-bannaan.
Gunaanadka akhristaha
Kulamada soo socda ee Uganda waxay saameyn ku yeelan karaan muuqaalka siyaasadeed ee Soomaaliya iyadoo ay jiraan xiisado socda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulamada Kampala?
- Sidee ayuu bixitaanka ciidamada Uganda u saameyn doonaa xaaladda amniga Soomaaliya?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ka dib diidmada wada-hadallada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xasan · xilli · baxaya