Xogaha ka cusub kulanka Xalane ee dhinacyada Soomaalida iyo safiirada Mareykanka iyo UK
May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC. Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo [&#

Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayaa Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaan wada hadalo ku saabsan geedi socodka doorashooyinka dalka.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha, RW kuxigeenka, MW Shariif Sheikh Axmed, iyo MW Puntland Siciid Deni.
- Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa dhex-dhexaadinaya dhinacyada Soomaalida.
- Warar la baahiyay oo laxariiray kulanka Garabka Mucaraadka Deni iyo Shariif ku wehlinayo Wasiir Hore Ceynte ayaa been abuur ah.
“Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayey xoguhu tilmaamayaan inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyada Soomaalida oo fariin culus loo dhiibi doono.”
Sababta ay muhiim u tahay: Kulankan ayaa muhiim u ah geedi socodka doorashooyinka Soomaaliya, taas oo saameyn ku yeelan karta mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi socodka doorashooyinka dalka iyo sidii Is faham looga gaari lahaa, iyadoo isku keenida ay leeyihiin Reer Galbeedka, shirkuna ku qabsoomayo xarunta JOCC.
Dhexdhexaadiyayaasha caalamiga ah, ayaa door kuyeelan doona kulan oo kaqeybgalayaashu ay yihiin Madaxweynaha, RW kuxigeenka oo dhinac ah, halka dhinaca Golaha Mustaqbalkana yihiin MW Shariif Sheikh Axmed iyo MW Puntland Siciid Deni.
Safiirada Ingiriiska iyo Mareykanka ayey xoguhu tilmaamayaan inay dhex-dhexaadinayaan dhinacyada Soomaalida oo fariin culus loo dhiibi doono.
warar la baahiyay oo laxariiray in uu kulanka Garabka Mucaraadka Deni iyo Shariif ku wehlinayo Wasiir Hore Ceynte ayaan ogaanay inay been abuur yihiin.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan