Xogta dagaal culus oo maanta ka dhacay Beledweyne
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay Beledweyne oo u dhexeeya Macawiisleyda beesha Xawaadle iyo ciidamo uu wato Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Cabdifitaax Xasan Afrax.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid, kadib markii ciidamada deegaanka ay isku dayeen inay ka gudbaan buudada Liiqliiqato, kadibna ay isku dhaceen ciidamo taabacsan maamulka Hirshabelle oo ku sugnaa halkaasi.
- Dhinacyada ayaa is-weydaarsaday rasaas xooggan, waxaana jiro khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
- Sidoo kale, muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo dagaal toos ah oo magaalada ka dhex socda iyo gaadiid dagaal oo u gudbayo halka ay ka socoto rasaasta.
- Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan dagaalka Beedweyne, kaas oo saameyntiisa si wayn looga dareemayo gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay tirada saxda ah ee khasaare ka dhashay dagaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacdo aagga xaafadda Howlwadaaag, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac.
- Waxaa jiro khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
- Sidoo kale, muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo dagaal toos ah oo magaalada ka dhex socda iyo gaadiid dagaal oo u gudbayo halka ay ka socoto rasaasta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow dagaal uu ka qarxay gudaha magaalada Beledweyne, kaas oo u dhexeeyay Macawiisleyda beesha Xawaadle iyo ciidamo uu wato Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-goboleedka HirShabelle, Cabdifitaax Xasan Afrax oo ku sugan qaybo kamid ah magaaladaasi.
Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacdo aagga xaafadda Howlwadaaag, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac, sida ay innoo sheegeen ilo dadka degaanka
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu yimid, kadib markii ciidamada deegaanka ay isku dayeen inay ka gudbaan buudada Liiqliiqato, kadibna ay isku dhaceen ciidamo taabacsan maamulka Hirshabelle oo ku sugnaa halkaasi.
Dhinacyada ayaa is-weydaarsaday rasaas xooggan, waxaana jiro khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
Sidoo kale, muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo dagaal toos ah oo magaalada ka dhex socda iyo gaadiid dagaal oo u gudbayo halka ay ka socoto rasaasta.
Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan dagaalka Beedweyne, kaas oo saameyntiisa si wayn looga dareemayo gobolka.
Maalmo kahor ayay ahayd markii Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay weli ka taagan tahay xiisad culus.
Beledweyne ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd xiisad ka dhalatay tabasho beesha Xawaadle ka qabto dhismaha HirShabelle, waxaana magaalada ku sugan Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo taliyihii hore e NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), kuwaas oo hoggaaminayo dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah maamulka Cali Guudlaawe.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay Beledweyne oo u dhexeeya Macawiisleyda beesha Xawaadle iyo ciidamo uu wato Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Cabdifitaax Xasan Afrax.
Qodobada muhiimka ah
- Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay Beledweyne oo u dhexeeya Macawiisleyda beesha Xawaadle iyo ciidamo uu wato Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle, Cabdifitaax Xasan Afrax.
- Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacdo aagga xaafadda Howlwadaaag, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac.
- Waxaa jiro khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.
- Sidoo kale, muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo dagaal toos ah oo magaalada ka dhex socda iyo gaadiid dagaal oo u gudbayo halka ay ka socoto rasaasta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin rasmi ah oo ku saabsan tirada khasaare.
- Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac oo ku aadan dagaalka.
- Faahfaahinta ku saabsan xaaladda socda ayaa weli aan caddayn.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda Beledweyne ayaa ah mid kacsan, iyadoo ay socoto dagaal iyo warar aan la xaqiijin oo ku saabsan khasaare.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay tirada saxda ah ee khasaare ka dhashay dagaalka?
- Waa maxay tallaabooyinka, haddii ay jiraan, ee la qaadi doono si loo xalliyo xiisadaha ka jira Beledweyne?
- Sidee ayuu dagaalkani u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee HirShabelle?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dagaal · beledweyne · dhacay