Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Xogta Koobka Adduunka iyo kulanka kama dambaysta ee Argentina iyo Spain
Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
Ciyaarta kama dambaysta Koobka Adduunka 2026 ayaa dhex mari doonta xulalka Argentina iyo Spain maanta oo Axad ah.
Maxaa la shaaciyey
- Argentina ayaa haysata saddex koob, halka Spain ay haysato hal koob.
- Kulankan ayaa ah markii tobnaad ee Argentina ay timaado kama dambaysta Koobka Adduunka.
- Ciyaaryahanada Lamine Yamal iyo Lionel Messi ayaa la filayaa inay noqdaan xiddigaha ugu muhiimsan kulankan.
“Koobka Adduunka waa koob dahab ah kaas oo la guddoonsiiyo ku-guuleystayaashii tartanka kubbadda cagta.”
Sababta ay muhiim u tahay: Somali akhristayaasha waxay xiiseynayaan ciyaaraha caalamiga ah iyo guulaha xulalka qaramadooda.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas oo ay ka dhici doono ciyaarta kama dambaysta Koobka Adduunka 2026.
Ciyaarta kama dambaysta waxaa isku wajihi doona xulalka qaramada Argentina iyo Spain oo ka soo haray 48 dal oo tartanku ku bilowday.
Argentina oo saddex koob haysata (1978, 1986, 2022) waa markii tobobaad oo ay timaado kama dambaysta, halka Spain oo hal mid haysta (2010) ay tahay markii labaad oo ay timaado kama dambaysta Koobka Adduunka.
Argentina iyo laacibkooda Lionel Messi oo koobkan ku soo guuleystay 2022 waxay doonayaan in ay markii labaad oo xiriir ah qaadaan, halka Spain oo markii koowaad ku guuleysatay 2010 ay doonayso in ay kii labaad qaado.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.