Xubno ka tirsan DF oo maanta xilalkii laga qaaday
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada maanta.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayXil-ka-qaadistan ayaa dhaqan-gashay maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta November 2026, kaddib markii uu saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.
- Go’aanka xil-ka-qaadista ayaa la gaaray maanta kadib markii ra’iisul wasaaruhu tixraacay qodobo ka mid ah Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
- Sida lagu sheegay qoraalka go’aanka, Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa tallaabadan u maray isaga oo cuskanaya qodobka 120-aad, farqaddiisa labaad, iyo qodobka 117-aad ee Dastuurka dalka.
- Sidoo kale, ra’iisul wasaaruhu wuxuu tixraacay Dastuurka, Xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo shuruucda kale ee u yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee sababay xil-ka-qaadista xubnahan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Labada mas’uul ee xilka laga qaaday ayaa kala ah Saciid Maxamed Maxamuud oo ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Fartuun Cabdiqaadir Faarax oo ahayd Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiid
- Go’aanka xil-ka-qaadista ayaa la gaaray maanta kadib markii ra’iisul wasaaruhu tixraacay qodobo ka mid ah Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada, kuwaas oo kala ahaa wasiiru dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud iyo wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
Go’aanka xil-ka-qaadista ayaa la gaaray maanta kadib markii ra’iisul wasaaruhu tixraacay qodobo ka mid ah Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sida lagu sheegay qoraalka go’aanka, Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa tallaabadan u maray isaga oo cuskanaya qodobka 120-aad, farqaddiisa labaad, iyo qodobka 117-aad ee Dastuurka dalka.
Sidoo kale, ra’iisul wasaaruhu wuxuu tixraacay Dastuurka, Xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo shuruucda kale ee u yaalla Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Go’aanka ayaa lagu sheegay in xil-ka-qaadistan ay salka ku hayso hannaanka daah-furnaanta, isla xisaabtanka iyo dowlad-wanaagga, iyadoo sidoo kale la tixgelinayo muhiimadda ay leedahay ilaalinta habsami-u-socodka howlaha wasaaradaha ay xubnahan ka tirsanaayeen.
Labada mas’uul ee xilka laga qaaday ayaa kala ah Saciid Maxamed Maxamuud oo ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Fartuun Cabdiqaadir Faarax oo ahayd Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
Xil-ka-qaadistan ayaa dhaqan-gashay maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta November 2026, kaddib markii uu saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada maanta.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada maanta.
- Labada mas’uul ee xilka laga qaaday ayaa kala ah Saciid Maxamed Maxamuud oo ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta iyo Fartuun Cabdiqaadir Faarax oo ahayd Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiid
- Go’aanka xil-ka-qaadista ayaa la gaaray maanta kadib markii ra’iisul wasaaruhu tixraacay qodobo ka mid ah Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha xubnaha xilka laga qaaday.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Ra’iisul Wasaaraha iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan sababaha xil-ka-qaadista marka laga reebo tixraacyada dastuuriga ah.
Gunaanadka akhristaha
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu qaaday tallaabo ah in uu xilka ka qaado laba xubnood oo ka tirsan golaha wasiirrada, isagoo tixraacaya qodobo dastuuriga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha gaarka ah ee sababay xil-ka-qaadista xubnahan?
- Ma jiri doonaan beddelka xubnaha xilka laga qaaday?
- Sidee ayey go’aankan u saameyn doonaa shaqada wasaaradaha ay khusayso?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaaday · xubno · xilalkii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada