Topic
Warkasta is tracking aqal across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches afrika, baarlamaanka, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 20 Aug 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magaalada Muqdisho kulan casho-sharaf ah ugu sameeyey Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka ee deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golah

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika ee ka socda magaalada Benghazi, Liibiya ayaa kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Liibiya ahna Guddoomiyaha Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika Caqiila Saalax Ciise. Wafdiga BJFS iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Liibiya ayaa ka [&