Dhacdo argagax leh: Xildhibaan hore oo wiilkiisu toorey ku dilay gudaha Puntland
Boosaaso (Caasimada Online) – Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ka dhacday dhacdo naxdin leh kadib markii wiil dhalinyaro ah uu dilay aabbihii oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Bootaan, oo ahaa xildhibaan hore uga tirsanaa maamulka Puntland. Dilkan ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Al-Aqsa ee magaalada Boosaaso, iyadoo wararka hordhaca ah […] The post Dhacdo argagax leh: X
SOAsalCaasimada Online1 daqiiqo akhris