Topic
Warkasta is tracking citizens across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches somali and visa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

BRUSSELS, Juun 25, 2026 — Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u adkeeyay shuruucda fiisaha muwaadiniinta Soomaaliyeed, isagoo ku andacoonaya iskaashi aan ku filnayn oo ka yimid Soomaaliya oo ku saabsan dib u aqbalaadda muwaadiniinteeda ku sugan dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub oo sharci darro ku jooga. Sida ku xusan dukumenti rasmi ah oo ka soo baxay Midowga Yurub oo ay heshay Shabelle Media Network, dalalka xubnaha ka ah ayaa lagu amray in la joojiyo bixinta […]
Brussels (HOL) — Midowga Yurub ayaa soo rogay xayiraado ku-meel-gaar ah oo adkeynaya in muwaadiniinta Soomaaliya ay helaan fiisaha Schengen, iyagoo ku andacoonaya in Soomaaliya aysan si ku filan u wada shaqeynaynin si ay u aqbalaan soo laabashada muwaadiniintooda si sharci darro ah ugu sugan dalalka Midowga Yurub.