Topic
dawladda
2 stories
Dawladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka 13aad ee Madasha Magaalooyinka Adduunka.
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa sheegay in dawladdu ay baadi-goobayso istiraatiijiyad ballaaran oo ku aaddan horumarinta magaalooyinka, taasi oo ay ujeeddadeedu tahay xoojinta guryeynta, kaabayaasha dhaqaalaha iyo u-gogol-xaarista adkeysiga isbeddelka cimilada, xilli dalku uu ka soo kabanayo colaado sanado jirsaday iyo saameynta isbedde
SOAsalGoobjoog Somali1 daqiiqo akhris
.Dawladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada lagu qaaday dalka Sucuudiga
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareyysay isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo diyaaradahaasi la qabtay lana burburiyey kadib markii ay galeen hawada dalkaasi.
SOAsalGoobjoog Somali1 daqiiqo akhris