Topic
Warkasta is tracking eastern across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches across, africa, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Benghazi, Liibiya (HOL) — Maamulka bariga Liibiya ayaa mamnuucay muwaadiniinta Soomaaliya, Suudaan, Eretariya iyo Itoobiya inay galaan meelaha ay ka talinayaan, talaabo u muuqata inay ujeedadeedu tahay in la xakameeyo socdaalka dalka dhexdiisa ee u socda Yurub.

CAIRO (AP) — Authorities based in the eastern part of divided Libya have banned entry for people from four nearby African countries, a move likely meant to stem the influx of migrants seeking to set off for Europe from the country’s northern coast.
Mogadishu (HOL) - Hogaamiyeyaasha Wariyeyaasha ee ka socda Bariga Afrika ayaa ballanqaaday inay xoojin doonaan warbixinta ku saleysan xaqiiqo iyo anshax ee ku saabsan socdaalka iyo dhaq-dhaqaaqa shaqada ka dib kulan goboleed oo ka dhacay Mombasa, Kenya, laga bilaabo 18 ilaa 20 Juun 2026.

Hoggaamiyeyaasha saxaafadda iyo xirfadlayaasha warbaahinta ee ka socda toban dal oo Bariga Afrika ah ayaa qaatey mowqif guud oo lagu xoojinayo warbixinta ku salaysan xaqiiqooyinka ee ku saabsan socdaalka, iyadoo ay sii kordhayaan walaacyada ku saabsan macluumaadka khaldan, ka ganacsiga dadka iyo socdaalka aan amniga lahayn ee gobolka. Heshiiska ayaa la sameeyay dhammaadka shir saddex maalmood socday oo gobolka ah oo ka dhacay Mombasa, Kenya, halkaas oo ka qaybgalayaashu ay taageereen [&